02/07/2026
إنا لله وإنا إليه راجعون
Annagoo ku hadleyna magaca Jamciyadda Al-Kheyraat ee Waxbarashada iyo Horumarinta, waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa dhammaan ehelkii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay Nabadoon Xasan Xusen Raage
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo, qabrigiisana u waasiciyo, dembiyadiisana dhaafo.
Ehelka iyo qoyskiisana waxaan Alle uga baryeynaa samir iyo iimaan.