Hanti-wadaag Primary and Secondary School

Hanti-wadaag Primary and Secondary School Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hanti-wadaag Primary and Secondary School, High School, Geedjecel Street, Mogadishu.

Maamulka, macallimiinta iyo ardayda dugsiga Hantiwadaag u tacsiyeynayaan ehelka iyo qaraabada geerida ku timid marxuum M...
11/03/2026

Maamulka, macallimiinta iyo ardayda dugsiga Hantiwadaag u tacsiyeynayaan ehelka iyo qaraabada geerida ku timid marxuum Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho

Waxaan alle uga baryeynaa inuu jannatul firdowsa alle ka waraabiyo dambigiisuna alle dhaafo

Waxaa noo soo idlaaday tartankii kubadda cagta fasallada dugsiga Hanti-wadaag oo sanadkiiba mar la qabto Sanadkaan ciyaa...
15/02/2026

Waxaa noo soo idlaaday tartankii kubadda cagta fasallada dugsiga Hanti-wadaag oo sanadkiiba mar la qabto

Sanadkaan ciyaar tii kamadambeysta eheysta waxaa isugu yimid fasallada Form2 v Form4-B waxaa hantay koobkii loo tartamaayey fasalka FORM2

waxaa la bixiyey abaalmarinno kala duwan waxaa ciyaaryahankii ugu wanaagsanaa ku guuleystay Cabdirisaaq Baari sidoo kale ciyaaryahankii ugu anshaxa badnaa inta uu tartankaan socday waxaa la gudoonsiiyey Cabdicasiis Ziizoo

Gabagabadii fasalka Form2 waxaa koobka gudoonsiiyey maamulaha dugsiga Yaxye Faarax Jaamac

Kulanka berriForm4-A v Form3Taariikh. 18-Jan 26Waqtiga:  07: 00 PM
17/01/2026

Kulanka berri

Form4-A v Form3

Taariikh. 18-Jan 26
Waqtiga: 07: 00 PM

Kulanka  berri subax Form1 v Grade 8 16-Jan-26.  07:00 PM Hanti-wadag Cup
15/01/2026

Kulanka berri subax

Form1 v Grade 8
16-Jan-26.
07:00 PM

Hanti-wadag Cup

Maanta oo ay taariikhdu tahay 10ka Janaayo 2026, Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Fede...
10/01/2026

Maanta oo ay taariikhdu tahay 10ka Janaayo 2026, Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa kormeer iyo dhiirrigelin ku yimid dugsiga Hanti-wadaag

:

Wasiirka oo la hadlaayey ardayda ayaa ku booriyey inay waxbarasha xooga saaraan kana fogaadaan dhibaatooyinka ka socda baraha bulshada (social media)

Berri oo Arbaca ah 07-Jan-26 waxaa dugsiga Hanti-wadag laga daah furayaa tarka kubadda cagta ee fasallada hadii alle idm...
06/01/2026

Berri oo Arbaca ah 07-Jan-26 waxaa dugsiga Hanti-wadag laga daah furayaa tarka kubadda cagta ee fasallada hadii alle idmo

Kulanka furitaanka waxaa isaga hor imaan doonaa fasallada Form Four-B iyo Form Two-B

24/11/2025

21, - 2025.
โ€Ž๐–ง๐– ๐–ฌ๐–ก๐– ๐–ซ๐–ธ๐– ๐–ฃ๐–  ๐–ฌ๐– ๐– ๐–ซ๐–จ๐–ญ๐–ณ๐–  ๐–ฌ๐– ๐–ข๐– ๐–ซ๐–จ๐–ญ๐–ช๐–  ๐–ฒ๐–ฎ๐–ฎ๐–ฌ๐– ๐– ๐–ซ๐–จ๐–ธ๐–ค๐–ค๐–ฃ.

02/11/2025

Cabdullahi waa arday ku suntan Karti, Dadaal, Aqoon iyo Xushmad intaba

02/11/2025
02/11/2025

Address

Geedjecel Street
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252615788172

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hanti-wadaag Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Hanti-wadaag Primary and Secondary School:

Shortcuts

Share

Category