Somali Institute Research & Training-SIRT"

Somali Institute Research & Training-SIRT"

Share

SIRT- is premier institution dedicated to advancing knowledge, capacity building.

30/03/2025

Ciid wanaagsan

munaasabadda ciIdul fidriga awgeed, shaqaalaaha, iyo aqoonyahanadda machadka cilmibaarista & tababarada ee SIRT waxey hambalyo ku aadan ciidda udirayaan umadda islaamka gaar ahan bulshada soomaliyeed hambalyo farxad iyo barwaaqo ku ciida.

Institute Research & Training-SIRT"

17/03/2025

Bismillah.....

Ku soo dhawaada machadka cilmi baarista iyo tababarada ee (SIRT).

Machadkaan waa xarun hormuud u ah cilmi baarista, tababarada xirfadeed iyo la talinta istiraatiijiga ah si loo horumariyo mustaqbalka somaliya.

Maxaan Qabanaa?....
✅️ Cilmi Baaris & Falanqeyb Siyaasadeed
Waxaan sameynaa daraasado qoto dheer oo lagu kobcinayo go, aan qaadashada saxda ah ee dowladnimadda, dhaqaalaha iyo horumarka bulshada.

✅️ Tababarro & Dhisiddda aqoonta-
Waxaan bixinnaa tababaro xirfadeed oo kor loogu qaadayo hogaaminta, maareeynta iyo xirfadaha kale ee casriga ah.

✅️ Horumarinta Ganacsiga & Dhaqaalaha-
waxaan caawinna ganacsatada iyo hey,daha si ay u gaaraan kobac dhaqaale iyo maal gelin waarta.

✅️ Tiknoolajiyadda & Hal-abuurka-
Waxaan dhiirrigelinaa casriyeynta iyo adeegsiga tignoolajiyada, si ay soomaliya ugu talaabsato horumar weyn.

✔️ Hadafkayagu waa in aan dhisno mustaqbal ifaya, annaga oo xoojineyna aqoonta, kartida, iyo horumarka bulshada soomaaliyeed!

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Mogadishu