06/08/2025
🎖️KU GUULEYSTAHA "ARDAYGA BISHA"
نبارك للطالب مسعود فارح حسين فوزه بلقب "طالب الشهر"، وذلك تقديرًا لاجتهاده وتميزه المستمر.
نسأل الله له مزيدًا من التوفيق والنجاح.
Waxaan si rasmi ah ugu hambalyeynaynaa ardayga Mascuud faarax xuseen guushiisii uu ku muteystay "Ardeyga Bisha".
Guushan waxay ka tarjumaysaa dadaalkiisa joogtada ah iyo anshaxa wanaagsan uu la yimid.
Ilaahay ha u barakeeyo aqoonta uu kasbaday.
معهـد البصـري للدراسـات القرآنيـة والإجـازة بالسنـد
مدرسة أبي هريرة للروضة والتحفيظ والتأهيل