Machad Ummu Sukeynah Online
Barashada qur aanka kariimka qaab online ahaan
18/11/2025
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Hammigaagi qur'aanka in aad xifdiso makujirtaa
Majclhy in aadka mid noqotid adoomada illahey udoortay in ey kalamkiisa ximbaaran (xifdiyaan)
Hadaba machad UmmuSukeynah wuxuu qadana arday cusub kuwaas oo iskuugu jira dumar& caruuryaryar
Nadaamka xalqada waa👇👇
1. Isbuuci waa 4. maalin ama 4habeen
Oo lagaa dhageysanaayo halkii fadhi inta awoodaada ah, ugu badnaan waa nuss saac
2. 5 Juz walba markaa dhameysid imtixaan ayaad galeysaa.
3. Xifdiga markaa dhameysid shahaado xifdi ayaad heleysaa hadii aad imtixaanka ka gudubtid
4. Muddada ey ku qaadan karto qofka: waxa ey ku xirantahay hadba sida uu asaga u dadaalo
5. xuduurka joogtada ahna wuxuu qeyb muhiim ah ka yahay hadafki uu lahaa ardayga in uu gaaro
Wxii faahafahin ah kala xirir tell :252617242171
01/09/2025
[17/08, 12:11 pm] معهد ام سكينة لتحفيظ القرآن وعلونة: السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Hammigaagi qur'aanka in aad xifdiso makujirtaa
Majclhy in aadka mid noqotid adoomada illahey udoortay in ey kalamkiisa ximbaaran (xifdiyaan)
Hadaba machad UmmuSukeynah wuxuu qadana arday cusub kuwaas oo iskuugu jira dumar& caruuryaryar
Nadaamka xalqada waa👇👇
1. Isbuuci waa 4. maalin ama 4habeen
Oo lagaa dhageysanaayo halkii fadhi inta awoodaada ah, ugu badnaan waa nuss saac
2. 5 Juz walba markaa dhameysid imtixaan ayaad galeysaa.
3. Xifdiga markaa dhameysid shahaado xifdi ayaad heleysaa hadii aad imtixaanka ka gudubtid
4. Muddada ey ku qaadan karto qofka: waxa ey ku xirantahay hadba sida uu asaga u dadaalo
5. xuduurka joogtada ahna wuxuu qeyb muhiim ah ka yahay hadafki uu lahaa ardayga in uu gaaro
Wxii faahafahin ah kala xirir tell :252617242171Ama 68 4824545
Mahadsanidiin
Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis
👇👇👇👇👇
11/04/2025
FURSAD QAALI AH
HALAGA FA IIDAYSTO 👇
https://wa.me/message/UQFNUSFFJJCQB1
Dhurre Designs ✨
11/04/2025
🔴𝐎𝐆𝐀𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒 𝐌𝐔𝐇𝐈𝐈𝐌 📌
ᴅʜᴀᴍᴍᴀᴀɴ ɪɴᴛᴀ ᴊᴇᴄᴇʟ ʙᴀʀᴀꜱʜᴀᴅᴀ Qᴜʀᴀᴀɴᴋᴀ ᴋᴀʀɪɪᴍᴋᴀ, ᴍᴀᴄʜᴀᴅᴋᴀ ᴜᴍᴍᴜ ꜱᴜᴋᴀʏɴᴀʜ – ᴏɴʟɪɴᴇ ᴡᴜxᴜᴜ ʙɪʟᴀᴀʙᴀʏᴀᴀ ɪꜱᴅɪɪᴡᴀᴀɴɢᴇʟɪɴᴛᴀ ᴀʀᴅᴀʏ ᴄᴜꜱᴜʙ.
𝐊𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐢𝐢𝐫 𝐡𝐚𝐝𝐝𝐚!
𝙉𝙖𝙡𝙖 𝙨𝙤𝙤 𝙭𝙞𝙧𝙞𝙞𝙧 𝙝𝙖𝙙𝙙𝙖!👇
https://wa.me/message/UQFNUSFFJJCQB1
10/04/2025
Ma dooneysaa inaad xifdiso Qur’aanka?
Ku baro hab casri ah – online, oo fudud,
iyado waliba la jaanqaadaya jadwalkaaga.
Nala soo xiriir hadda!
15/03/2025
قال رسوالله صلى الله عليه وسلم :
إن الله يرفع بهذا الكتاب أقوامًا ويضع به آخرين.
Machad Ummu Sukeynah Online
08/03/2025
afur wanaagsan
Machad Ummu Sukeynah Online
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu