01/09/2025
[17/08, 12:11 pm] معهد ام سكينة لتحفيظ القرآن وعلونة: السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Hammigaagi qur'aanka in aad xifdiso makujirtaa
Majclhy in aadka mid noqotid adoomada illahey udoortay in ey kalamkiisa ximbaaran (xifdiyaan)
Hadaba machad UmmuSukeynah wuxuu qadana arday cusub kuwaas oo iskuugu jira dumar& caruuryaryar
Nadaamka xalqada waa👇👇
1. Isbuuci waa 4. maalin ama 4habeen
Oo lagaa dhageysanaayo halkii fadhi inta awoodaada ah, ugu badnaan waa nuss saac
2. 5 Juz walba markaa dhameysid imtixaan ayaad galeysaa.
3. Xifdiga markaa dhameysid shahaado xifdi ayaad heleysaa hadii aad imtixaanka ka gudubtid
4. Muddada ey ku qaadan karto qofka: waxa ey ku xirantahay hadba sida uu asaga u dadaalo
5. xuduurka joogtada ahna wuxuu qeyb muhiim ah ka yahay hadafki uu lahaa ardayga in uu gaaro
Wxii faahafahin ah kala xirir tell :252617242171Ama 68 4824545
Mahadsanidiin