SEBO College

Call Contact the school

SEBO College Online Education Platform For Data Analysis, English language and Computerized Accounting.

30/10/2024

Waxaan ku faraxsannahay in aan iclaaminno tababbar ciwaankiisu yahay Social Media Marketing uuna soo jeedin doono Ustaad Ibrahim Abdullahi Hassan; oo ah Maamulaha SDMA GROUP.

Tababarkan waxa uu dhici doonaa, Khamiista iyo jimcadda Soo socda November 7 & 8 2024, 8:00 PM ilaa 10:00 habeenimo, wuxuuna I bixi doonaa hab online ah.

Is diiwaangelintu way furan tahay.
Halkan ayaad iska diiwaangeli kartaa:
https://forms.gle/tbXLhZ2UxMLRV1dg8
Ama la xiriir Whatsapp number kaan;
61 2359194

Waxaan ku faraxsannahay in aan iclaaminno in isdiiwaangelinta SEBO Subscrition Membership furan tahay, waxayna ku egtaga...
01/10/2024

Waxaan ku faraxsannahay in aan iclaaminno in isdiiwaangelinta SEBO Subscrition Membership furan tahay, waxayna ku egtagay October 10, 2024.

Si guud siminaaradda duuban ee diyaarka bishaan waa;

1. Conflict Management
2. QuickBooks
3. ChatGPT Al
4.Digital Marketing
5. Pharmacology
6. Basic computer applications
7. Scholarship Secrets
8. Problem Solving Skills
9. E-Commerce Fundamentals
10. Logistics Management
11. SPSS
12. Monitoring and evaluation ( M&E)
13. Job Application Skills

Si aad ku faaidaysato koorsooyinkaan ku biir whatsup group-kaan
https://chat.whatsapp.com/DLFxqsSWYaeE95wjlKcWwT

Mohamed Abdulahi Khalif
Director at SEBO College

Waxaan ku faraxsannahay in aan iclaaminno inaan qabayno tababbar ku saabsan ๐…๐Ž๐‘๐„๐— oo uu soo  jeedin doono Ustaad Mohamed...
24/09/2024

Waxaan ku faraxsannahay in aan iclaaminno inaan qabayno tababbar ku saabsan ๐…๐Ž๐‘๐„๐— oo uu soo jeedin doono Ustaad Mohamed Dahir.

Tababarkan oo ah lacag la'aan waxa uu dhici doonaa, Sept 27, 2024, 8:00PM ilaa 9:30 habeenimo, waana fogaan arag ah ( Online).

Is diiwaangelintu way furan tahay. Si aad uga qaybgasho ku biir group-kaan;

https://chat.whatsapp.com/DLFxqsSWYaeE95wjlKcWwT

Waxaan ku faraxsannahay in aan iclaaminno inaan markale qabayno tababbar ciwaankiisu yahay Monitoring and evaluation ( M...
19/09/2024

Waxaan ku faraxsannahay in aan iclaaminno inaan markale qabayno tababbar ciwaankiisu yahay Monitoring and evaluation ( M& E) uuna soo jeedin doonaan Ustaad Zakarie Sead.

Tababarkan oo ah lacag la'aan waxa uu dhici doonaa, Sept 20, 2024, 8:00PM ilaa 9:30 habeenimo, waana fogaan arag ah ( Online).

Is diiwaangelintu way furan tahay. Si aad uga qaybgasho ku biir group-kaan;
https://chat.whatsapp.com/LXBpUjXUBsb2iDwMtznynY

Waxaan ku faraxsannahay in aan iclaaminno inaan markale qabayno tababbar ciwaankiisu yahay ๐”๐ง๐๐ž๐ซ๐ฌ๐ญ๐š๐ง๐๐ข๐ง๐  ๐ˆ๐„๐‹๐“๐’ ๐š๐ง๐ ๐“๐Ž๐„๐…๐‹...
11/09/2024

Waxaan ku faraxsannahay in aan iclaaminno inaan markale qabayno tababbar ciwaankiisu yahay ๐”๐ง๐๐ž๐ซ๐ฌ๐ญ๐š๐ง๐๐ข๐ง๐  ๐ˆ๐„๐‹๐“๐’ ๐š๐ง๐ ๐“๐Ž๐„๐…๐‹ ayna soo wada jeedin doonaan Ustaad Abdirahman Hussein Haji (British)& Ustaad Maryama.

Tababarkan oo ah lacag la'aan waxa uu dhici doonaa, Sept 13, 2024, 8:00PM ilaa 10:00 habeenimo, waana fogaan arag ah ( Online).

Is diiwaangelintu way furan tahay. Si aad uga qaybgasho ku biir group-kaan;

https://chat.whatsapp.com/JnhkrsakyzY4dIJ4qiNsNB

https://chat.whatsapp.com/HxGI2QLqT9rAjbcv0CM5pu

03/09/2024

Tababarkan oo ah lacag la'aan waxa uu dhici doonaa, Sept 13, 2024, 8:00PM ilaa 9:30 habeenimo, waana fogaan arag ah ( Online).

Is diiwaangelintu way furan tahay. Si aad uga qaybgasho ku biir group-kaan;

https://chat.whatsapp.com/HxGI2QLqT9rAjbcv0CM5pu

Waxaan ku faraxsannahay in aan iclaaminno inuu diyaar yahay tababbar ciwaankiisu yahay ๐—๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐ข๐ฅ๐š๐š๐Ÿ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ( ...
31/08/2024

Waxaan ku faraxsannahay in aan iclaaminno inuu diyaar yahay tababbar ciwaankiisu yahay ๐—๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐ข๐ฅ๐š๐š๐Ÿ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ( ConflictManagement), uuna soo jeediyay Ustaad Coach Abdullahi Dahir Mohamed.

Waxaa lagu baranayaa sababaha qilaafka abuura, nuucyada qilaafaadka, istaraatiijooyinka la adeegsado marka la xalinaayo qilaafka, IWM oo wata Vedio + Ppt.

Is diiwaangelintu way furan tahay, waxayna ku egtagay Sep 10, 2024.

Si guud siminaaradda duuban oo diyaarka ah bishaan waa kuwaan;

1. Conflict Management
2. Job Application Skills
3. ChatGPT Al
4. Study Skills
5. Digital Marketing
6. Research Fundamentals
7. Scholarship Secrets
8. Data Analysis Concepts
9. E-Commerce Fundamentals
10. Logistics Management
11. SPSS
12. Basic computer applications: Windows 13. Google forms
14. Problem Solving Skills
15. Monitoring and evaluation ( M&E)

F.G;
S Marka, si aad u hesho dhammaan koorsooyinkaas waxaa lagaa doonayaa Membership Subscription Only.

Wixii faahfaahin ah la xiriir whatsup number-ka 61 2359194 ama wac 061 2359194

Sidoo kale, si aad uga qayb gasho tababarada isbuucla'ah ee SEBO College ku biir whatsup group-kaan
https://chat.whatsapp.com/CpAZqLXSowpGR2qkSCLobx

Mahadsanid

๐…๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐‹๐ข๐ญ๐ž๐ซ๐š๐œ๐ฒ- ๐๐ž๐ซ๐ฌ๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐…๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐„๐๐ฎ๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐–๐ž๐›๐ข๐ง๐š๐ซSEBO College wuxuu qababanayaa Siminaar ciwaankiisu yahay ๐…๐ข๐ง๐š๐ง๐œ...
27/08/2024

๐…๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐‹๐ข๐ญ๐ž๐ซ๐š๐œ๐ฒ- ๐๐ž๐ซ๐ฌ๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐…๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐„๐๐ฎ๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐–๐ž๐›๐ข๐ง๐š๐ซ
SEBO College wuxuu qababanayaa Siminaar ciwaankiisu yahay ๐…๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐‹๐ข๐ญ๐ž๐ซ๐š๐œ๐ฒ- ๐๐ž๐ซ๐ฌ๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐…๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐„๐๐ฎ๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐–๐ž๐›๐ข๐ง๐š๐ซ. Hoos ka eeg macluumaadka siminaarka.

๐’๐ž๐ฆ๐ข๐ง๐š๐ซ ๐จ๐ง : ๐…๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐‹๐ข๐ญ๐ž๐ซ๐š๐œ๐ฒ- ๐๐ž๐ซ๐ฌ๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐…๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐„๐๐ฎ๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐–๐ž๐›๐ข๐ง๐š๐ซ
๐ƒ๐š๐ญ๐ž: 30 ๐€๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ญ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’
๐“๐ข๐ฆ๐ž: ๐ŸŽ๐Ÿ–:๐ŸŽ๐ŸŽ ๐๐Œ ๐…๐ซ๐ข๐๐š๐ฒ ๐ง๐ข๐ ๐ก๐ญ
๐…๐ž๐ž: ๐…๐ซ๐ž๐ž

Si aad uga qayb gasho tababarkaan iyo dhammaan tababarada isbuucla'ah ee SEBO College la xiriir whatsup number-kaan

+252612359194

Ama ku biir whatsup group-kaan
https://chat.whatsapp.com/CpAZqLXSowpGR2qkSCLobx

Mahadsanid

๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค๐ž๐ซ๐ฌ ๐๐ข๐ฌ๐œ๐ข๐ฉ๐ฅ๐ข๐ง๐ž ๐๐ฎ๐ซ๐ข๐ง๐  ๐ฐ๐จ๐ซ๐คSiminaarka asbuucaan wuxuu ku saabsan yahay ๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค๐ž๐ซ๐ฌ ๐๐ข๐ฌ๐œ๐ข๐ฉ๐ฅ๐ข๐ง๐ž. Hoos ka eeg ...
22/08/2024

๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค๐ž๐ซ๐ฌ ๐๐ข๐ฌ๐œ๐ข๐ฉ๐ฅ๐ข๐ง๐ž ๐๐ฎ๐ซ๐ข๐ง๐  ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค

Siminaarka asbuucaan wuxuu ku saabsan yahay ๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค๐ž๐ซ๐ฌ ๐๐ข๐ฌ๐œ๐ข๐ฉ๐ฅ๐ข๐ง๐ž. Hoos ka eeg macluumaadka siminaarka.

๐’๐ž๐ฆ๐ข๐ง๐š๐ซ ๐จ๐ง : ๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค๐ž๐ซ๐ฌ ๐๐ข๐ฌ๐œ๐ข๐ฉ๐ฅ๐ข๐ง๐ž ๐๐ฎ๐ซ๐ข๐ง๐  ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค
๐ƒ๐š๐ญ๐ž: 23 ๐€๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ญ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’
๐“๐ข๐ฆ๐ž: ๐ŸŽ๐Ÿ–:๐ŸŽ๐ŸŽ ๐๐Œ ๐…๐ซ๐ข๐๐š๐ฒ ๐ง๐ข๐ ๐ก๐ญ
๐…๐ž๐ž: ๐…๐ซ๐ž๐ž

Si aad uga qayb gasho tababarkaan iyo dhammaan tababarada isbuucla'ah ee SEBO College la xiriir whatsup number-kaan

+252612359194

Ama ku biir whatsup group-kaan
https://chat.whatsapp.com/CpAZqLXSowpGR2qkSCLobx

Mahadsanid

๐ˆ๐ง๐ญ๐ซ๐จ๐๐ฎ๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐ญ๐จ ๐ƒ๐ข๐ ๐ข๐ญ ๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ž๐ญ๐ข๐ง๐  ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ ๐™’๐™ค๐™ง๐™ ๐™จ๐™๐™ค๐™ฅ SEBO College  wuxuu qababanayaa Siminaar ciwaankiisu yahay  ๐ˆ๐ง๐ญ๐ซ๐จ๐๐ฎ๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐ญ๐จ...
30/07/2024

๐ˆ๐ง๐ญ๐ซ๐จ๐๐ฎ๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐ญ๐จ ๐ƒ๐ข๐ ๐ข๐ญ ๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ž๐ญ๐ข๐ง๐  ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ ๐™’๐™ค๐™ง๐™ ๐™จ๐™๐™ค๐™ฅ

SEBO College wuxuu qababanayaa Siminaar ciwaankiisu yahay ๐ˆ๐ง๐ญ๐ซ๐จ๐๐ฎ๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐ญ๐จ ๐ƒ๐ข๐ ๐ข๐ญ ๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ž๐ญ๐ข๐ง๐  ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ.

Siminaarku wuxuu ku baxaaya qaab ๐Ž๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ž ah, wuxuuna baxayaa habeenka Jimcada oo Sabti soo galaayo (๐ŸŽ9 ๐€๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ญ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’โœโœ) haddii Alle Idmo.Waqtiga seminaar-ku waa ๐Ÿ–:๐ŸŽ๐ŸŽ ๐๐ฆ insha'Allah.

Tababarkaan waxaa soo jeedin doona Tababare ๐Œ๐ซ. ๐˜๐จ๐ง๐ข๐ฌ ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐ง ๐‡๐š๐ฃ๐ข. Ka qaybgalka siminaarku waa lacag la'aan.

Si kooban:
๐’๐ž๐ฆ๐ข๐ง๐š๐ซ ๐จ๐ง : ๐ˆ๐ง๐ญ๐ซ๐จ๐๐ฎ๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐ญ๐จ ๐ƒ๐ข๐ ๐ข๐ญ ๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ž๐ญ๐ข๐ง๐  ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ
๐ƒ๐š๐ญ๐ž: ๐ŸŽ9 ๐€๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ญ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’
๐“๐ข๐ฆ๐ž: ๐ŸŽ๐Ÿ–:๐ŸŽ๐ŸŽ ๐๐Œ ๐…๐ซ๐ข๐๐š๐ฒ ๐ง๐ข๐ ๐ก๐ญ
๐…๐ž๐ž: ๐…๐ซ๐ž๐ž

Si aad uga qayb gasho tababarkaan iyo dhammaan tababarada isbuucla'ah ee SEBO College la xiriir whatsup number-kaan

+252612359194

Ama ku biir whatsup group-kaan
https://chat.whatsapp.com/CpAZqLXSowpGR2qkSCLobx

Mahadsanid

Address

Near Dufle Hospital In Taleex, Hodan District
Mogadishu

Telephone

+252612359194

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SEBO College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to SEBO College:

Shortcuts

Share

Category