17/08/2026
๐จโ๏ธ ๐๐๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐ฐ๐๐ฑ ๐ค๐ฎ ๐๐๐ซ๐ญ๐๐๐ง ๐ฆ๐๐ซ๐ค๐ ๐๐ฒ ๐ ๐๐๐ฆ๐๐ก๐จ๐จ๐๐ ๐ค๐ฎ ๐ญ๐ข๐ฃ๐๐๐๐ข๐ฒ๐๐๐ง, ๐๐ข๐ค๐ข๐ซ๐ค๐จ๐จ๐๐๐ง๐ ๐ค๐ฎ ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ข๐ฒ๐๐๐ง.
Sawirradan waxay muujinayaan ardayda REYS oo ku jira hawl waxbarasho oo isku daraysa hal-abuur, qoraal, sawir iyo ka-qaybgal firfircoon.
Hawlaha noocan ah waxay carruurta ka caawiyaan inay kobciyaan:
โข ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ช๐จ๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐,
โข ๐๐ข๐ค๐ข๐ซ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐๐ฅ-๐๐๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐,
โข ๐ค๐๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ข๐๐,
โข ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฐ๐จ๐จ๐๐๐ ๐๐ฒ ๐๐ข๐ค๐ซ๐๐๐จ๐จ๐๐ ๐ค๐ฎ ๐๐๐๐๐ข๐ซ๐๐๐ง.
Waxaan ๐๐๐๐ ahaa aaminsanahay in waxbarashadu aysan ku koobnayn dhegeysi oo keliya; carruurtu waa inay sameeyaan, tijaabiyaan, abuuraan oo ka qaybqaataan.
๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ซโ๐๐๐ง โข ๐๐ช๐จ๐จ๐ง โข ๐๐ค๐ก๐ฅ๐๐๐ช โข ๐๐๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ข ๐๐
16/08/2026
๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ ๐๐๐ ๐
๐ฎ๐ซ๐๐ง ๐๐๐ก๐๐ฒ | ๐๐๐ง๐ง๐๐-๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐โ๐๐๐๐.
Dugsiga Hoose iyo Dhexe ee REYS wuxuu si rasmi ah u furay diiwaangelinta ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐ก๐๐ฑ๐ ๐๐ ๐ฌ๐๐ง๐ง๐๐-๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐โ๐๐๐๐.
Waxbarashadu waa geeddi-socod lagu dhiso aqoon, lagu kobciyo kartida, laguna xoojiyo akhlaaqda iyo kalsoonida ardayga. REYS waxay xoogga saartaa abuurista deegaan waxbarasho oo ardayda ku dhiirrigeliya barashada, ka-qaybgalka iyo horumarka joogtada ah.
๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ ๐ก๐๐๐๐ ๐ฐ๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ง ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ.
๐ wa.me/+252771882222
๐ง [email protected]
๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ซโ๐๐๐ง โข ๐๐ช๐จ๐จ๐ง โข ๐๐ค๐ก๐ฅ๐๐๐ช โข ๐๐๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ข
15/08/2026
๐๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐
๐๐ฌ๐๐ฅ๐ค๐ ๐
๐!
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa ardayda kaalmaha ugu sarreeya ka galay imtixaanka shahaadiga ah ee ๐
๐๐ฌ๐๐ฅ๐ค๐ ๐
๐, kadib markii ay muujiyeen dadaal, karti iyo adkaysi mudan in lagu faano.
Guushan waxay ka tarjumaysaa dadaalka ardayda, taageerada waalidiinta iyo hagidda macallimiinta. Waxaan u rajaynaynaa dhammaan ardayda guuleysatay mustaqbal waxbarasho oo ifaya iyo guulo ka sii waaweyn kuwa maanta.
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ก๐ฎ ๐ฐ๐๐ ๐๐ข๐ฅ๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐ญ๐๐ฅ๐ฅ๐๐๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง ๐ค๐ ๐ฌ๐ข๐ข ๐ฐ๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง.
๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ซโ๐๐๐ง โข ๐๐ช๐จ๐จ๐ง โข ๐๐ค๐ก๐ฅ๐๐๐ช โข ๐๐๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ข ๐๐
15/08/2026
๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ ๐๐๐ ๐
๐ฎ๐ซ๐๐ง ๐๐๐ก๐๐ฒ | ๐๐๐ง๐ง๐๐-๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐โ๐๐๐๐.
Dugsiga Hoose iyo Dhexe ee REYS wuxuu si rasmi ah u furay diiwaangelinta ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐ก๐จ๐จ๐ฌ๐ ๐๐ ๐ฌ๐๐ง๐ง๐๐-๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐โ๐๐๐๐.
Waxbarashadu waa geeddi-socod lagu dhiso aqoon, lagu kobciyo kartida, laguna xoojiyo akhlaaqda iyo kalsoonida ardayga. REYS waxay xoogga saartaa abuurista deegaan waxbarasho oo ardayda ku dhiirrigeliya barashada, ka-qaybgalka iyo horumarka joogtada ah.
๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ ๐ก๐๐๐๐ ๐ฐ๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ง ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ.
๐ wa.me/+252771882222
๐ง [email protected]
๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ซโ๐๐๐ง โข ๐๐ช๐จ๐จ๐ง โข ๐๐ค๐ก๐ฅ๐๐๐ช โข ๐๐๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ข
14/08/2026
๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ง๐ง๐๐๐ง๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐ ๐๐๐ ๐
๐ฎ๐ซ๐๐ง ๐๐๐ก๐๐ฒ | ๐๐๐๐โ๐๐๐๐
Bilowga waxbarashadu waa marxalad muhiim ah oo lagu dhiso aasaaska aqoonta, akhlaaqda iyo kalsoonida ilmaha.
๐๐๐ง๐ง๐๐๐ง๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐ ๐๐ ๐๐๐๐ waxay bixisaa jawi waxbarasho oo isku dara barashada, ciyaarta, is-dhexgalka iyo kobcinta xirfadaha carruurta, iyadoo ku salaysan ๐๐ฎ๐ซโ๐๐๐ง, ๐๐ช๐จ๐จ๐ง, ๐๐ค๐ก๐ฅ๐๐๐ช ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ข.
๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฌ๐๐ง๐ง๐๐-๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐โ๐๐๐๐ ๐ฐ๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ง ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ.
๐ wa.me/+252771882222
๐ง [email protected]
๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ซโ๐๐๐ง โข ๐๐ช๐จ๐จ๐ง โข ๐๐ค๐ก๐ฅ๐๐๐ช โข ๐๐๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ข
14/08/2026
๐๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐ ๐๐ฎ๐๐๐ซ๐๐ค ๐๐
Allah ha inaga aqbalo ducadeenna, hana inaga yeelo kuwa ku dhaqma Qurโaanka iyo akhlaaqda wanaagsan.
14/08/2026
๐ ๐๐จ๐จ๐ซ ๐ฎ๐๐๐๐ค๐๐๐ ๐ ๐ฆ๐๐๐ฅ ๐ฅ๐๐ ๐ฎ ๐๐๐ซ๐ญ๐จ, ๐ฅ๐๐ ๐ฎ ๐๐๐ซ๐๐๐๐ซ๐ข๐ฒ๐จ, ๐ฅ๐๐ ๐ฎ๐ง๐ ๐๐๐ซ๐ฒ๐๐๐ฅ๐จ.
๐๐๐ง๐ง๐๐๐ง๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐จ๐จ๐ฌ๐/๐๐ก๐๐ฑ๐ ๐๐ ๐๐๐ฒ๐ฌ waxay ku dhisan tahay faham ah in waxbarashada ubadku aysan ku koobnayn aqoon oo keliya, balse ay u baahan tahay barbaarin wanaagsan, daryeel joogto ah iyo jawi ammaan ah oo ku habboon waxbarashadooda.
๐๐๐ฒ๐ฌ ๐ฆ๐๐๐ฅ ๐ฅ๐๐ ๐ฎ ๐๐๐ซ๐ญ๐จ, ๐ฅ๐๐ ๐ฎ ๐๐๐ซ๐๐๐๐ซ๐ข๐ฒ๐จ, ๐ฅ๐๐ ๐ฎ๐ง๐ ๐๐๐ซ๐ฒ๐๐๐ฅ๐จ ๐ฎ๐๐๐๐ค๐๐๐ ๐.
๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ซโ๐๐๐ง โข ๐๐ค๐ก๐ฅ๐๐๐ช โข ๐๐๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ข ๐๐
13/08/2026
๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ ๐๐๐ ๐
๐ฎ๐ซ๐๐ง ๐๐๐ก๐๐ฒ | ๐๐๐ง๐ง๐๐-๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐โ๐๐๐๐.
๐๐๐ง๐ง๐๐๐ง๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐จ๐จ๐ฌ๐ ๐๐ก๐๐ฑ๐ ๐๐ ๐๐๐ฒ๐ฌ
waxay si rasmi ah u furtay diiwaangelinta ๐ฌ๐๐ง๐ง๐๐-๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐โ๐๐๐๐.
Reys waxaan ku dhisnaa waxbarasho isku dheellitiran oo kobcisa aqoonta, akhlaaqda, kalsoonida iyo tarbiyadda ardayga, iyadoo ๐๐ฎ๐ซโ๐๐๐ง๐ค๐ฎ yahay qayb muhiim ah oo ka mid ah barnaamijkeenna waxbarasho.
Waxaan carruurta u diyaarinaynaa inay noqdaan kuwo aqoon leh, akhlaaq wanaagsan, isku kalsoon, isla markaana leh awood ay mustaqbalkooda ku dhistaan.
๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ ๐๐๐ ๐
๐ฎ๐ซ๐๐ง ๐๐๐ก๐๐ฒ
๐ wa.me/+252771992222
๐ง [email protected]
REYS Qurโaan โข Aqoon โข Akhlaaq โข Kalsooni
10/08/2026
โฝ ๐๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ฎ ๐ค๐ฎ๐ฆ๐ ๐ค๐จ๐จ๐๐ง๐ ๐๐๐ฌ๐๐ฅ๐ค๐ ๐จ๐จ ๐ค๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐
Reys, waxaan aaminsannahay in carruurtu wax ku bartaan casharro, ciyaar, wada-shaqeyn iyo farxad.
Kubadda cagtu waxay carruurta ka caawisaa inay dhisaan kalsooni, firfircooni, is-dhexgal, wada-shaqeyn iyo anshax wanaagsan.
Waxaan mar walba ku dadaalnaa in ardaydeennu ku koraan jawi farxad leh, ammaan ah, kuna dhiirrigeliya inay jeclaadaan waxbarashada iyo dugsigooda.
๐๐๐ง๐ง๐๐๐ง๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐ ๐๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐จ๐จ๐ฌ๐ ๐๐ก๐๐ฑ๐ ๐๐ ๐๐๐ฒ๐ฌ waxaan mudnaanta siinnaa waxbarasho tayo leh, tarbiyo wanaagsan iyo kobcinta kartida carruurta. ๐
๐๐๐๐ โ ๐๐ฎ๐ซโ๐๐๐ง โข ๐๐ช๐จ๐จ๐ง โข ๐๐ค๐ก๐ฅ๐๐๐ช โข ๐๐๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ข ๐๐
09/08/2026
๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐
๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐
Xannaanada Carruurta Iyo Dugsiga Hoose Dhexe Ee Reys waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa ardayda kaalmaha saddexda ugu sarreeya ka galay imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 8aad ee Gobolka Banaadir.
Waxaan si gaar ah ugu hambalyeyneynaa:
๐ฅ ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ฒ๐ ๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ซ
๐ฅ ๐๐๐ฅ๐ช๐ข๐ข๐ฌ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ซ
๐ฅ ๐๐ก๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ซ ๐๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐๐ก๐ข
Ardaydan waxay muujiyeen dadaal, karti, adkeysi iyo hawlkarnimo, iyagoo ka mid noqday ardayda ugu sarreysa natiijada imtixaanka Fasalka 8aad.
Guushan waa sharaf u soo hoyatay ardayda, waalidiintooda, macallimiintooda iyo guud ahaan bahda waxbarashada.
Alle ha u barakeeyo aqoontooda, hana ka dhigo kuwo mustaqbal wanaagsan u horseeda naftooda, waalidkood iyo dalkooda. Aamiin.
๐๐๐๐ โ ๐๐ฎ๐ซโ๐๐๐ง โข ๐๐ช๐จ๐จ๐ง โข ๐๐ค๐ก๐ฅ๐๐๐ช โข ๐๐๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ข ๐๐