01/04/2026
📢 OGEYSIIS! OGEYSIIS! OGEYSIIS! 📢
Dhamaan waxaa la ogeysiinayaa bulshada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan in
Machadka Daaru Dacwa uu bilaabay Qeyb ONLINE ah 💻📚
🎓 Waxaa la bixinayaa qeybahan muhiimka ah:
đź“– Qeybta Quraanka Kariimka
📚 Qeybta Culuumta aasaasiga
✍️ Qeybta Akhriska & Qoraalka
🕌 Qeybta Tafsiirka Quraanka
🎯 Qeybta Xifdiga Quraanka
📢 Qeybta Saxitaanka Qira’ada
🏅 Qeybta Ijaazada
📍 Meel kasta oo aad joogto ayaad ka faa’iidaysan kartaa
⏰ Waqtiyo kuu fudud
👨‍🏫 Macallimiin khibrad leh
📞 Nala soo xiriir: 0614495364
👉 Ha seegin fursadan qiimaha leh!