03/02/2026
📢 FURSAD QAALI AH. BARASHADA QUR’AANKA.
Ma rabtaa ilmahaaga in aay bartaan Qur’aan si wanaagsan oo nidaamsan?
✨ Mac-hadka Qubaa ee Akhrinta & Daraasadda Qur’aanka. Waxa uu ardayda barayaa:
📘 Xifdin Qur’aan
📗 Akhris & Hingaad
📙 Tafsiir & Axkaam Diini ah
📍 Howlwadaag – Muqdisho
📞 Wac hadda: +252 61 4342491
👉 Is-diiwaan geli maanta.
07/05/2025
Hambalyo Hambalyo Hambalyo ......
Maamulka iyo Macalamiinta Dugsiga Quba, مدرسة قباء لتحفيظ القراءن الكريم والمتون waxa ay Hambalyo u dirayaan Ardayda Kaalmaha H**e ka galay Tartanka Qur’aanka kariimka ee dugsiga Qaybtiisa 5ta JUS.
Si wadajir ah aan ugu wada Hambalyeeno ardayda....
07/05/2025
Hambalyo Hambalyo Hambalyo ......
Maamulka iyo Macalamiinta Dugsiga Quba, مدرسة قباء لتحفيظ القراءن الكريم والمتون waxa ay Hambalyo u dirayaan Ardayda Kaalmaha H**e ka galay Tartanka Qur’aanka kariimka ee dugsiga Qaybtiisa 3da JUS.
Si wadajir ah aan ugu wada Hambalyeeno ardayda....
24/04/2025
Sawirro: Xaflada Abaalmarinta Tartanka Qur'anka kariimka ee Dugsiga Quba, مدرسة قباء لتحفيظ القراءن الكريم والمتون
28/03/2025
Sawiro: Qaybta Labaad ee Tartanka Qur'aanka Kariimka ee Dugsiga Quba, مدرسة قباء لتحفيظ القراءن الكريم والمتون
28/03/2025
Sawiro: Qaybta Koowaad ee Tartanka Qur'aanka Kariimka ee Dugsiga Quba, مدرسة قباء لتحفيظ القراءن الكريم والمتون
28/03/2025
Isbuucaani waxaa inoo furmay Tartanka Qur'aanka Kariimka ee Dugsiga Quba, مدرسة قباء لتحفيظ القراءن الكريم والمتون, Kaas oo ka koobaan ilaa iyo labo qaybood.
Guul ayaan u Rajaynaynaa Dhamaan Ardayda Dugsiga.