16/03/2026
WAXAA ALLA MAHADII INOOGA SOO DHAMADAY APPLICATION-KA 1AAD EE KOORSADA WAXANA U ANBA QAADNAY APPKA-2AAD WAXAANA INOO GABOGABO AH KOORSADA GRAPHIC DESIGN-KA.
KU SOO DHOWOOW CARTA INSTITUTE OO AAD KA HELI KARTO CASHARO ONLINE IYO OFFLINE AH WIXI FAAHFAHIN AH WHATSPP NAGALA SOO XIRIIR
16/03/2026
WAXAA ALLA MAHADII INOOGA SOO DHAMADAY APPLICATION-KA 1AAD EE KOORSADA WAXANA U ANBA QAADNAY APPKA-2AAD WAXAANA INOO GABOGABO AH KOORSADA GRAPHIC DESIGN-KA.
15/01/2026
Kulan Soo dhawayn ah oo loo sameyay Arday iska diwangelisay course-da Waxana soodhaweyay Ustad Ismail Ahmed Ali Kuulle oo ah Ustad-ka koorsada bixin doona inshallh. Dhamman ardayda Waxan idiin lenahay ku soodhawada Carta Institute oo hel xirfad ku Anfacdo. Dhaman ardayda waxan idin rajaynaya in safarka koorsada si nabad ah inooga dhammada.
22/12/2025
๐๐๐๐ผ๐ผ๐ฑ๐ต๐ผ๐๐ผ๐ ๐๐ฎ๐ฐ๐บ๐ผ ๐ณ๐๐ฟ๐ฎ๐ป ๐ผ๐ผ ๐ต๐ฒ๐น ๐ ๐ถ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฑ ๐๐๐๐พ๐ฎ ๐๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐น๐ผ๐ผ๐ด๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ป๐๐ฎ๐ต๐ ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ด๐ฎ๐ป๐ฎ ๐๐ต๐ฎ๐พ๐๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ธ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฟ๐บ๐ฎ๐๐ป๐ถ๐ป ๐ธ๐๐ป๐ฎ ๐ต๐ฒ๐น ๐๐ฎ๐พ๐๐ถ ๐๐ฎ๐ฟ ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ผ๐ผ๐ฏ๐ฎ๐ป. ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ป ๐น๐ฎ๐ด๐ฎ๐ฎ ๐ฏ๐๐๐ ๐ถ๐ป ๐ธ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฒ ๐ฑ๐ฌ ๐พ๐ผ๐ณ ๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ ๐น๐ผ๐ผ๐ด๐ฎ ๐๐ฒ๐น๐ฎ ๐ด๐ฎ๐น๐ฎ๐. Carta Institute@followersIsmail Ahmed Ali Kuulle
๐๐ ๐จ๐ฐ: ๐๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐จ-๐ ๐๐ง ๐ค๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐ญ๐๐ฅ๐๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ ๐๐ ๐ช๐จ๐ .
๐๐ ๐๐๐โ๐ข๐ข๐๐๐ฒ๐ฌ๐จ ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐๐๐๐ง ๐ค๐ ๐ก๐จ๐ซ ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐๐ง ๐ค๐๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฌ๐๐ฆ๐ข๐ง.
๐๐๐๐๐ข๐ข ๐๐ฒ ๐ค๐๐ ๐ ๐จโ๐๐ง๐ญ๐๐ก๐๐ฒ ๐ข๐ง๐๐๐ ๐ก๐๐ฌ๐ก๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐๐ ๐๐๐ฌ๐ซ๐ข ๐๐ก ๐จ๐จ ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ช๐ ๐ฌ๐ก๐๐ช๐๐๐ ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐๐ฒ๐ง ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ ๐๐๐๐ก๐๐ง๐ฒ๐๐ก๐๐ฒ, ๐ค๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐๐๐๐ง ๐๐ซ๐๐ฉ๐ก๐ข๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง ๐ฐ๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐ ๐๐๐ก๐๐๐ข ๐๐ก ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ฒ๐ง๐ ๐ฌ๐จ๐๐จ๐ง ๐๐จ๐ง๐ญ๐ ๐ฆ๐ฎ๐๐๐จ ๐ ๐๐ข๐ฅ ๐๐ก ๐ฐ๐๐๐ง๐ ๐จ๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐.
๐๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐๐๐ฎ ๐ฐ๐๐ ๐๐๐% ๐ฉ๐ซ๐๐๐ญ๐ข๐๐๐ฅ, ๐๐ฌ๐ค๐-๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐ข ๐ฅ๐ข๐ง๐ค๐ข๐ ๐ ๐ก๐จ๐จ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐ก๐๐๐๐ ๐ฑ๐๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฌ๐จ ๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐๐๐ ๐ ๐๐ฆ๐ ๐ฅ๐๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ซ ๐ฐ๐ก๐๐ญ๐ฌ๐๐ฉ๐ฉ ๐ง๐ฎ๐ฆ๐๐๐ซ๐ค๐๐๐ง (๐๐๐๐๐๐๐๐๐)
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSfuGjAC46Sg_irCFb4DOF0vvxU--vfM55qgtM36Br99gUFeew/viewform?usp=preview
Ismail Ahmed Ali KuulleCarta Institute
11/06/2025
10-06-2025;
Waxaa xalay inoo qabsoomay seminar aaad uqiima badnaa kaas oo Soo jediyay ustad Ismail Ahmed Ali Kuulle.
Seminar-ka ayaa loo qabtay ardayda Form Four-ka ah oo dhawaan imtixanka dowlada galaya iyadaa xog badan oo muhim ah Ustadka lawadagay ardayda.
Waxaa nasiib uyeshay in kabadan 200+ arday in ay ka faidaysatan.
Gunaanud:
Ardaydenuu guul baan urajayneynaa inshallah๐
ANOVA Academy
@
Uga dabayn ardayda Form four waa inoo cawo8:30pm iyo seminar-ka qiimaha badan inshallah. Gulaysto๐๐ป
ANOVA Academy
Ismail Ahmed Ali Kuulle
08/06/2025
Ma tahay arday Form Four ah?
Ma rajaynaysaa inaad si wanaagsan ugu gudubto imtixaanka dowladda adigoon dareemin stress?
Sidoo kale, ma xiisaynaysaa inaad ogaato fursadaha waxbarasho ee kuu furan kadib imtixanka dowlada?
ANOVA Academy waxay kuu soo diyaarisay seminar gaar ah oo uu bixinayo Ismail Ahmed Ali Kuulle(Tr.Kulle) si aad u hesho talooyin wax ku ool ah, dhiirigelin, iyo jiho cad oo mustaqbalkaaga waxbarasho ah.
Ha moogaanin fursaddan dahabiga ah!
Wixii faahfaahin ah, kala xiriir lambarrada ka muqda sawirka qaybtiisa hoose.
Welcome to ANOVA Academy, We are excited to have you here. Get ready to learn, grow, and succeed with us.
Ismail Ahmed Ali Kuulle
Abdi Nasir Abdullhi Osman