Daaru saba Schools

Daaru saba Schools Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daaru saba Schools, High School, Nasiib Buundo, Mogadishu.

22/07/2026

Saajid muqtaar Axmed

21/07/2026

دعاء ثوب

18/07/2026

Maaira maxamed qadar

15/07/2026

Mumtaaz jaamac xasan waxaan kuu rajayneynaa dhaamnteen guul

08/07/2026

WALIID SHAAFICI C/LAAHI

🇸🇴 Hambalyo 1-da Luulyo – Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliyeed 🇸🇴
02/07/2026

🇸🇴 Hambalyo 1-da Luulyo – Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliyeed 🇸🇴

🇸🇴 Hambalyo 1-da Luulyo – Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliyeed 🇸🇴Hambalyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaa...
02/07/2026

🇸🇴 Hambalyo 1-da Luulyo – Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliyeed 🇸🇴

Hambalyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda qiimaha badan ee 1-da Luulyo. Waa maalin xusuus iyo sharaf u leh halgankii geesiyaasha Soomaaliyeed iyo maalintii ay midoobeen gobolladii Waqooyi iyo Koonfur si ay u dhisaan Jamhuuriyadda Soomaaliyeed.

Ilaahay ha u naxariisto halyeeyadii naftooda u huray xorriyadda, hana ku gallado dadaalkoodii. Waxaan Alle ka baryeynaa inuu Soomaaliya siiyo nabad waarta, midnimo, horumar iyo barwaaqo.

Hambalyo 1-da Luulyo!
Hambalyo Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliyeed! 🇸🇴

01/07/2026

Dhamaan umadda soomaliyeed waxaan leenahay hambalyo gaar ahaan Yumno Yuusuf aweys oo kamid ah ardayda daaru saba

Sawirada Q2Dabaal dega MalMaha Xuriyadda Dalkeena 26-june
26/06/2026

Sawirada Q2

Dabaal dega MalMaha Xuriyadda Dalkeena 26-june

Hambalyo 26-ka Juun! 🇸🇴Maalintan qiimaha badan ee xorriyadda, waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed. ...
26/06/2026

Hambalyo 26-ka Juun! 🇸🇴

Maalintan qiimaha badan ee xorriyadda, waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed. Alle ha u naxariisto halyeeyadii u soo halgamay gobannimada, hana waafajiyo dalkeenna nabad, midnimo, horumar iyo barwaaqo.

Hambalyo Maalinta Xorriyadda Soomaaliyeed! 💙🤍⭐
Daaru saba Schools

Address

Nasiib Buundo
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daaru saba Schools posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share