Cumar Dhuule hospital xagee ayuu ku yaalaa dadka ku xanuunsan aan kusoo booqdee?
Abukar Osman
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abukar Osman, Mogadishu.
24/02/2024
Waqtigaaa mid saacida midna waayahaaa……….
Sir ilmuhu ogaadeen
Dabool saaran baan jirin.
20/02/2024
Dastuurka dalkeena waxa uu lee yahay afka rasmiga ah ee dalka Soomaalia waa Af-soomaali (maay iyo maxaa tiri).
Maalmahaan waxaa soo baxday aragti igala wanaagsanaatay taasoo ah in lagu koobo afka rasmiga ah ee dalka Soomaalia waa Af-soomaali, hagaag dad baa ku doodaaya maay iyo maxaa maxaa looga tagay oo iyaga Af-soomaali ma aha miyaa?
16/02/2024
Dalkeena waqtigii ugu xumaa ee is cunka xataa macallim laguma xadgudbin, 2024 waxaan joognaa duni dilaagii macallimkiisa qarsoon yahay.
18/09/2023
I have reached 200 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉
Waxaan dhintay markaan arkay qofka rasaasta igu ridaaya ee ma dhiman markii ay rasaasta igu dhacday.
02/05/2022
Ciid mubaarak umadeeyda ☪️
Anaa kaa aqli badnaa
Professor jawaari oo ka deyrii xaalada dalka ee maanta.
07/01/2022
Jimca mubaarak
Prankigii ugu darnaa
Click here to claim your Sponsored Listing.