Omar Binu Khadaab P&S School مدرسة عمر بن الخطاب الأساسية والثانوية

Omar Binu Khadaab P&S School مدرسة عمر بن الخطاب الأساسية والثانوية

Share

مدرسة عمر بن الخطاب الأساسية والثانوية

23/08/2026

🎉WARGELIN MUHIIM AH – ARDEYDA KA GUDBAY FASALKA 8AAD EE U GUBAYA DUGSIGA SARE ( Form one) 🎉

Dhammaan ardayda fasalka 8aad ee ku guuleystay imtixaanka dowladda waxaa lagu wargelinayaa nooca darayska Dugsiga Sare ayna u diyaar garoobaan darayska cusub ee Dugsiga Sare.

👔 Wiilasha:
• Shaati cad
• Surwaal Beige

👗 Gabdhaha:
• Goono Beige
• Xijaab Beige

🎒 Fadlan arday kasta ha diyaarsado darayska cusub ka hor bilowga sannad-dugsiyeedka.2026-2027

22/08/2026

📚🎒 BACK TO SCHOOL! 🎓✨

📢 Wargelin Muhiim ah!

🏫 Iskuulku wuxuu furmayaa Sabtiga soo socda, 29/08/2026.

Ardayda iyo waalidiinta waxaa lagu wargelinayaa inay u diyaar garoobaan bilowga sannad dugsiyeedka cusub. 📖✏️

08/08/2026

Berri 10:00 subaxnimo ayaa la shaacin doonaa natiijada imtixaanka. Si aad u sii diyaar garowdo, natiijadaadana aad u hesho munaasabadda kaddib, fadlan booqo linkigan:

https://banadir.exams.so/bogga_hore_list.php?page=list1

Kaddibna raac tilmaamaha ka muuqda sawirka si aad u hesho natiijadaada.

Guul ayaan idiin rajaynaynaa dhammaantiin.

23/07/2026

Hambalyo! 🎉

Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaa Dr. Mohamud Ahmed Jimale magacaabistiisa Guddoomiyaha Golaha Tacliinta Sare ee Qaranka.

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu ku guuleeyo gudashada mas'uuliyaddan culus, kana dhigo mid horseeda horumar, caddaalad, iyo tayo sare oo dhanka waxbarashada dalka ah.
Hambalyo iyo Guul Wacan, Mudane Guddoomiye! 🇸🇴📚

23/07/2026

🏅 Hambalyo Ardaygeenna Qaaliga ah! 🎉

Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyeynaynaa Abdullahi Said Salad oo ku guuleystay Kaalinta 2-aad ee fasalka 7-aad, isagoo helay Grade B+ sannad dugsiyeedka 2025–2026.

Guushani waxay ka tarjumaysaa dadaal, karti iyo adkaysi. Waxaan kuu rajaynaynaa guulo ka sii waaweyn iyo horumar joogto ah.

Omar Bin Al-Khadaab Primary & Secondary School wuxuu ku faanaa guulaha iyo dadaalka ardaydiisa.

🌟 Hambalyo Abdullahi! Sii wad dadaalkaaga, guushuna ha ku sii raacdo.

22/07/2026

🏅 Hambalyo Ardayaddeenna Qaaliga ah! 🎉

Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyeynaynaa Abraar Maxamuud Aadam oo ku guuleysatay Kaalinta 2-aad ee fasalka 8-aad, iyadoo heshay Grade B+ sannad dugsiyeedka 2025–2026.

Guushani waa mid ka dhalatay dadaal, karti iyo adkaysi. Waxaan kuu rajaynaynaa guulo ka sii waaweyn iyo horumar joogto ah.

Omar Bin Al-Khadaab Primary & Secondary School wuxuu ku faanaa guulaha iyo dadaalka ardaydiisa.

🌟 Hambalyo Abraar! Sii wad dadaalkaaga, guushuna ha ku sii raacdo.

21/07/2026

🏆 Hambalyo Ardaygeenna Qaaliga ah! 🎉

Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyeynaynaa Abdijaliil Cabdirashiid Maxamed Maxamuud oo ku guuleystay Kaalinta 1-aad ee fasalka 6-aad, isagoo helay Grade B+ sannad dugsiyeedka 2025–2026.

Guushani waa natiijada dadaal, karti iyo adkaysi. Waxaan kuu rajaynaynaa guulo ka sii waaweyn iyo mustaqbal ifaya.

Omar Bin Al-Khadaab Primary & Secondary School wuxuu ku faanaa guulaha ardaydiisa.

🌟 Hambalyo Abdijaliil, horay u soco!

20/07/2026

🏆 Hambalyo Ardayaddeenna Qaaliga ah! 🌟

Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyeynaynaa Xaliimo Daahir Fiidow oo ku guuleysatay Kaalinta 1-aad ee fasalka 7-aad, iyadoo heshay Grade A+ sannad dugsiyeedka 2025–2026.

Guushani waa mid ka dhalatay dadaal, edeb iyo karti. Waxaan kuu rajaynaynaa guulo ka sii waaweyn iyo mustaqbal ifaya.

Omar Bin Al-Khadaab Primary & Secondary School wuxuu ku faanaa guusha ardaydiisa. Hambalyo! 🎉📚

20/07/2026

🏆 Hambalyo Ardayaddeenna Qaaliga ah! 🎉

Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyeynaynaa Maryamo Muqtaar Cumar oo ku guuleysatay Kaalinta 1-aad ee imtixaanka final-ka sannad dugsiyeedka 2025–2026, iyadoo heshay Grade A+.

Guushani waa mid ka tarjumaysa dadaal, edeb iyo karti. Waxaan kuu rajaynaynaa guulo ka sii waaweyn mustaqbalka.

Omar Bin Al-Khadaab Primary & Secondary School wuxuu ku faanayaa guusha ardaydiisa. 🌟

20/07/2026

📢 Natiijada Waa La Shaaciyey! 🎉

Waxaan ku wargelinaynaa dhammaan ardayda, waalidiinta, iyo bulshada in natiijada imtixaanka final-ka ee sannad dugsiyeedka 2025–2026 si rasmi ah loo shaaciyey.

Ardaydu waxay hadda ka hubsan karaan natiijadooda portal-ka dugsiga.

Link gaan Halkaan ka la Soo deg:
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.bakaaroonline.bakaaroonline&hl=en

Wixii fahfaahin ah:
Wicitaanka:612225014
Whatsapp: 61 2225013

Hambalyo dhammaan ardaydii guulaysatay, kuwa aan gaarinna waxaan u rajaynaynaa dadaal iyo guul mustaqbalka.

Maamulka Dugsiga Omar Bin Al-Khadaab Primary & Secondary School 🎓

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address

Deg: Daarusalaam, Ex-control, Balcad
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:00
Tuesday 06:00 - 17:00
Wednesday 06:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 11:00
Friday 08:00 - 11:00
Saturday 06:00 - 17:00
Sunday 06:00 - 17:00