23/01/2026
Fursad shaqo macallinimo.
waxa lagu wargalinayaa dhamaan macalimiinta ku dhaqan gobolka banaadir in la qaadanayo:
🕌 Macallimad Xifdinta Qur’aanka Kariimka ah
Shuruudaha looga baahan yahay :
1- Inay haysato ijaasada Qur’aanka ama wax u dhigma.
2- Inay leedahay ugu yaraan 3 sano oo khibrad macallinimo ah.
3- Inay noqoto qof ku wanaagsan waqtiga iyo akhlaaqda shaqada.
4- Inay diyaar u tahay imtixaanka quraanka iyo wixii lahaleela sida tsxiixa iyo tajwiidka.
5- Da’da macalimadda waa inay u dhexeysaa 25 ilaa 30 sano.
6- Inay soo gudbiso warqadda codsiga iyo CV-ga ( taarriikh nololeedka)
7- Inay awoodo inay shaqeyso laba galin (full-time).
Fadlan ku soo dir CV-gaaga iyo dukumiintiyada kale:
📩 WhatsApp: 252 613663348
Ama si toos ah uga soo codso xarunta
F.g. Xarunta waxa ay ku taalla Xaafadda odwayne agagaarka masjidka (quraca)
Fadlan share dheh, followdana haka hilmaamin.
Fursadaha Shaqo ee Madaarista
Fursadaha shaqo ee macalimiinta