26/01/2026
baafin: Amiira Ahmed Ismaaciil Gabadha Yar Ayaa Maanta Duhurkii Markay Malcamada Ubaxday Ilaa Hada La Laayahay Xaafada Siinay Ayey Deganayd!!
Asxaabta Qaaliga Nala Baafiya Amiira Haddii Aragtaan Numberadaas Nagala Soo Xidhiidha!
4077366. 4749096 4098249
16/08/2025
๐๐๐ฒ๐ฅ๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ฌ๐ ๐๐ก๐จ๐ซ๐ญ ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐ฌ ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐๐ฆ
Koorsooyinka lagu qaadanayo waxaa ka mid ah:
1. Interior Design & Decoration โ 6 bilood
2. Multimedia Beginner to Advanced โ 4 bilood
3. Solar PV System Design, Installation & Maintenance
๐ก Fursad dahabi ah oo aad ku heli karto xirfad kuu gaar ah!
๐
Diiwaangelintu waxay ku eg tahay 05-ka September, 2025.
๐ Iska diiwaangeli halkan: (https://forms.gle/UeXVkkfYFw3ihy9y5)
Wixii faahfaahin intaasi dheer nagala soo xiriir: โช61 5098734
04/08/2025
TikTok ยท Department Road & Civil eng
Check out Department Road & Civil engโs video.
03/08/2025
Ku Soo Dhawoow Koorsada
Interior Design & Decoration.
Baro sida loo naqshadeeyo loona qurxiyo guryaha adoo adeegsanaya software-da casriga ah iyo tababar gacanta ah. Koorsooyinka waxay ka kooban yihiin:
โ Naqshadeynta Gudaha: Baro sida loo isticmaalo software-yada loogu talagalay naqshadeynta.
โ Tababar Gacanta: Wax ka baro hababka qurxinta iyo naqshadeynta gacanta.
โ Qurxinta Jikada: Naqshadee jiko cusub oo ku saabsan alaabta jikada.
Ku soo biir maanta si aad u bilowdo
Naqshadee oo kufuli gacantaada
31/07/2025
TikTok ยท Department Road & Civil eng
207 likes, 3 comments. โ cid kaste oo daneyneso wa so dhaweynenaaโ
31/07/2025
TikTok ยท SIU CIVIL ENGINEERING
114 likes, 4 comments. โSIU๐ทFAMILY # University โ
31/07/2025
TikTok ยท SIU CIVIL ENGINEERING
Check out SIU CIVIL ENGINEERINGโs video.
27/07/2025
Diiwaangelintu Waa Furan Tahay Hadda!
Iska diiwaangeli koorsooyinka Diploma ee Hayle Barise maanta!
โ
Limited Space
๐ La xiriir hadda
00252 611 861618
๐ [https://forms.gle/ZtBEkrgUgRR6gfjL9]