22/10/2025
Ma rabtaa inaad noqoto xirfadle xisaabyahan ah? SIMAD oLearn waxa ay kuu diyaarisay Bachelor of Accounting oo aad ku baran karto qaab maalmaha fasaxa isbuuca, si aysan fogaanta iyo mashquulka shaqaduba caqabad ugu noqon waxbarashadaada.
Diiwaangelintu waxay ka socotaa xafiiska oLearn oo ku yaalla Town Campus, Jaamacadda SIMAD, Zoobe.
Sidoo kale, waxaad si toos ah isaga diiwaangelin kartaa: ocms.simad.edu.so