مدرسة زين العابدين-Dugsiga Zayn Alcaabidiin

مدرسة زين العابدين-Dugsiga Zayn Alcaabidiin

Share

Madarasada Zayn Alcaabidiin -مدرسة زين العابدين

07/01/2026

📢 Ogeysiis Muhiim ah 📢
Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan waalidiinta, carruurta iyo dadka waaweyn in
🕌 Dugsiga Qur’aanka Kariimka ah ee Seyn Al-Caabidiin
uu ku yaallo Suuqa Xoolaha, lagana barto:
📖 Qur’aanka Kariimka ah (xifdin & akhris)
📝 Akhris iyo Qoris Carabi
🕌 Culuumta Diinta Islaamka
👶 Carruurta
👴 Dadka Waaweyn
⏰ Waxaa jira waqtiyo kala duwan (subax, galab & qeyb onleyn)
👨‍🏫 Macallimiin khibrad leh
📍 Goobta: Suuqa Xoolaha
Ku soo dhowaada barashada Qur’aanka iyo cilmiga diinta.
Waalidiin iyo walaalaba waad ku mahadsan tihiin.

16/03/2025
14/02/2025

Dar daarnkii rasuulka صلي وسلم عليه

Photos from ‎مدرسة زين العابدين-Dugsiga Zayn Alcaabidiin  ‎'s post 03/02/2025
03/02/2025

Al waalid shekhnuur xasan mclim cimri dher iyo cafimd allh siiyo shekhena

Photos from ‎مدرسة زين العابدين-Dugsiga Zayn Alcaabidiin  ‎'s post 03/02/2025

Mdiirka madarsda mclim maxmed

Photos from ‎مدرسة زين العابدين-Dugsiga Zayn Alcaabidiin  ‎'s post 03/02/2025

Qalin jabinta dufcdii 5 ee madrstu seyn al caabidin

27/01/2025

Hor dhaca xaflda dufcdii 5 ee madrasda seyn Al caabidiin

24/01/2025

واذا سألك عبادي عني فإني قريب ا

22/01/2025

اللهم صلي على سيدنا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما 🥰

22/01/2025

اهلا وسهلا مرحبا بكم مدرسة زين العابدين هدفنا العلم والعمل الكتاب والقرء

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Mogadishu