Xikmaawi cali gaas.

Xikmaawi cali gaas. ku soo dhawaaw pageka Xikmaawi Ujeedkeygu waa in an Dadka wax faa'iido Leh uso gudbiyo
☆xikmado .,Qisooyin iyo Iwm.

Xikmad ayaa oraneysa"Socdaalka Kumanaan talaabo , waxuu ka bilaawdaa Hal talaabo."Waxaa Yiri "Alberto Einstein."
26/02/2025

Xikmad ayaa oraneysa"Socdaalka Kumanaan talaabo , waxuu ka bilaawdaa Hal talaabo."
Waxaa Yiri "Alberto Einstein."

Liverpool 11 kulan ayaa udhiman .Sanadkaan Sida cad Horyaalka waa inoo caleemo saaranyahay .
25/02/2025

Liverpool 11 kulan ayaa udhiman .
Sanadkaan Sida cad Horyaalka waa inoo caleemo saaranyahay .

Horyaalku waa Reds sanadkaaan.
23/02/2025

Horyaalku waa Reds sanadkaaan.

Alx alx alx ayaa mahad oo idil usugnaatay walaasheey iyadoo nabad ah tagtay, meesha aay ku taameysay Alx alx alx .💯💯✅️✅️...
21/02/2025

Alx alx alx ayaa mahad oo idil usugnaatay walaasheey iyadoo nabad ah tagtay, meesha aay ku taameysay Alx alx alx .💯💯✅️✅️✅️✅️✅️👏👏👏

Ragii liverpool ahaa Ragaan, caadi aheen ayaa lagu aadiyay. Liverpool FC  vs PSG.YAA BADIN KARA FIKRADAADA; WAA INOO MUH...
21/02/2025

Ragii liverpool ahaa Ragaan, caadi aheen ayaa lagu aadiyay. Liverpool FC vs PSG.
YAA BADIN KARA FIKRADAADA; WAA INOO MUHIIM.

[Juventus]Gabi ahaanba wee macsalaa meesay champions league .
20/02/2025

[Juventus]Gabi ahaanba wee macsalaa meesay champions league .

Soomaliya oo Booska 6aad ka gashay ,"wadamada aduunka ugu saboolsan."
19/02/2025

Soomaliya oo Booska 6aad ka gashay ,
"wadamada aduunka ugu saboolsan."

19/02/2025

Xulkeena waa Diyaaar.

"Ladagaalanka Nafta Waa Furaha Guusha .▪︎"Xikmaawi cali gaas. Like&Share.
19/02/2025

"Ladagaalanka Nafta Waa Furaha Guusha .▪︎"
Xikmaawi cali gaas. Like&Share.

Riyo kastaa oo bilaaw ah .Mar beey dhamaan.Hadii aad Adkeysi leedahay.Xikmaawi Cali Gaas   .
19/02/2025

Riyo kastaa oo bilaaw ah .
Mar beey dhamaan.
Hadii aad Adkeysi leedahay.
Xikmaawi Cali Gaas .

19/02/2025

Alle ayee mahad Usugnaatay.

DADAALAA WUU GAARAA.

Address

Warta Nabda
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xikmaawi cali gaas. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Xikmaawi cali gaas.:

Shortcuts

Share