05/10/2025
π Koorsooyinka Ingiriisiga ee Bishan October waa la bilaabay
Ma rabtaa inaad si xirfad leh u barato luqadda Ingiriisiga?
Ha seegin fursaddan dahabiga ah
π Waxaan bixinaynaa koorsooyin heer bilaaw ilaa heer sare (Beginner to Advanced) ah oo kaa caawinaya:
β
Inaad si kalsooni leh u hadasho
β
Inaad si sax ah u qorto oo u tarjunto
β
Inaad si xirfad leh ugu isticmaasho luqadda shaqo iyo waxbarasho
β° Isdiiwaangeli hadda fasalladu waxay bilaabanayaan bishan October!
π Surat International College β Mogadishu, Somalia
π Lambarka Diiwaangelinta: https://wa.me/+252686306471