معهد جلال الدين Machad jalaaludiin

معهد جلال الدين  Machad jalaaludiin Kusoo Dhawoow hoyga aqoonta ee معهد جلال الدين machad jalaaludiin

28/06/2026

Waddan kiina wax ubarta oo xambaara waajibkisa.


Hambalyo Fasal 5aad oo ku guuleystay tartanka k**a dambeysta ah ee Machadka Jalaaludiin.Waxaan idiinku hambalyeynaynaa d...
25/06/2026

Hambalyo Fasal 5aad oo ku guuleystay tartanka k**a dambeysta ah ee Machadka Jalaaludiin.

Waxaan idiinku hambalyeynaynaa dadaalkiinna, aqoontiinna iyo wada-shaqeyntiinna wanaagsan ee horseeday guushan. Guulaha noocan oo kale ah waxay muujinayaan kartida iyo mustaqbalka ifaya ee ardaydeena.

Hambalyo mar kale, hana sii ahaato guushiinnu mid joogto ah.

Tartanka k**a dambeysta ah ee Machadka Jalaaludiin, oo u dhexeeya fasallada 5aad iyo 7aad, ayaa si rasmi ah u furmay maa...
24/06/2026

Tartanka k**a dambeysta ah ee Machadka Jalaaludiin, oo u dhexeeya fasallada 5aad iyo 7aad, ayaa si rasmi ah u furmay maanta oo ah Arbaca, 24-ka Juun 2026.

Tartankani wuxuu xoojinayaa aqoonta, kartida, wada-shaqeynta iyo kalsoonida ardayda. Waxaan u rajaynaynaa dhammaan ka-qaybgalayaasha guul, tartan hufan iyo natiijo farxad leh.

Guul wacan dhammaan ardayda tartamaysa.

Machadka Jalaaludiin wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda fasalka 8-aad ee maanta u fadhiistay Imtixaa...
20/06/2026

Machadka Jalaaludiin wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda fasalka 8-aad ee maanta u fadhiistay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Dhexe.

Waxaan idiin rajaynaynaa guul, kalsooni, iyo natiijo farxad gelisa qalbiyadiinna, waalidiintiinna, iyo macallimiintiinnaba, Insha’Allah.

Guul iyo horumar ayaan idiin rajaynaynaa, ardaydeena qaaliga ah.

جمعة مباركة
14/02/2025

جمعة مباركة

Address

Warlalis
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:30
Tuesday 07:00 - 17:30
Wednesday 07:00 - 17:30
Thursday 07:00 - 12:10
Friday 07:00 - 12:10
Saturday 07:00 - 17:30
Sunday 07:00 - 17:30

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when معهد جلال الدين Machad jalaaludiin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category