Hambalyo dhammaan ardayda dugsiga Alnaciim model School dadaalka aad muujiseen waa mid ka tarjumaayo juhdigii iyo dadaalkii ay macallimiintiina idinla garab taagnaayeen waadna kasoo dhalaasheen halkiina kasii wada waxaan idiin rajeyneynaa hormar iyo guulo kale insha allah
Alnaciim model School
Our goal is on raising our children's knowledge
24/03/2025
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB waxa uu lawadagayaa Ardayda galaysa imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada 12-aad iyo 8-aad iyo waaliddiintooda in ay Mareeg (Iink) https://student.emis.gov.so/ (Education Management Information System - EMIS) si fudud uga ogaan karaan xogta ardayga iyo inuu kamid yahay diiwaanka nidaamka maamulka xogta ardayda galeysa imtixaanka sannad digsiyeedkan 2024-2025.
Haddaba, si aad u xaqiijiso in ardaygaagu kamid yahay ardayda galaysa imtaxaanka sannadkan waa in aad qaadaa tallaabooyinkan:
1. la xiriir maamulka dugsiga ee weydii EMIS Lambarka ardayga.
2. Fur mareegta hoose, ka dibna gali EMIS Lambarka ay ku siiyeen maamulka.
Haddii aad heli wayso xogta ardayga oo dhammeystiran, waxaad ogaaneysaa in uusan kamid aheyn ardayda u diiwaangashan sannadkaan in ay galaan imtixaanka https://student.emis.gov.so/students
3. Haddii xogta ardayga wax ka qaldantahay ku wargeli maamulka dugsigaaga iyo xafiiska EMIS ee Guddoonka G/Banaadir.
WABILAAHI TOWFIIQ
06/02/2025
25/11/2023
Hadda waa la dhameestiraa maa ileedihiin......
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
252