09/10/2025
Musharrixiinta U Hanqal Taagaya Hoggaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ”
Waxaa si xawli ah u socda isu diyaarinta doorashada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, taas oo la filayo in la qabto bisha November 2025
Waxaan qiimeyn iyo faalleyn ku sameyn doonnaa mas’uuliyiinta u hanqal taagaya kursiga hoggaanka Koonfur Galbeed, si aan u iftiimino aragtiyaha ay wataan, awoodooda siyaasadeed, iyo sida ay ugu diyaarsan yihiin masuuliyadda hoggaamineed ee maamulka ”
Inkastoo liiska musharrixiinta laga yaabo inay sii fidaan , hordhaca magacyada durbaba la isku tilmaamayo ayaa ah
1)Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen)
2) Shariif Xasan Sheekh Aadan
3) Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan
4) Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac)
5) Maxamed Aadan Ibraahim (Fargeeti)
6) mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur)
7) Xasan Xuseen Maxamed (Eelay)
9)Xuseen Sheekh Maxamuud
9) Yuusuf Mo’allim Amiin Badiyow
10) Maxamed Sheekh Xasan Xamud
11) Sadaad Maxamed Caliyow
Ila soco waxaan mid mid u falanqeyn doonnaa musharrixiintan, si aan u ogaano “Awoodda siyaasadeed ee uu mid walba leeyahay,
Faa’iidooyinka iyo taageeradiisa gudaha iyo sido kale caqabadaha uu wajihi karo “
Boggan la soco xog, falanqeyn iyo saadaal siyaasadeed oo aan caadi ahayn ayaa idin