07/08/2025
π¨ *Baro Photoshop & Illustrator β Naqshadeeye Noqo!* π₯
*Ma rabtaa inaad noqoto Graphic Designer xirfad leh?*
Waa fursaddaada! Waxaan bilaabaynaa *course gaar ah oo Af-Soomaali ah*, laguna barayo:
β¨ *Adobe Photoshop* β Sawir-editing, posters, thumbnails, CVs
β¨ *Adobe Illustrator* β Logos, vectors, icons & naqshado rasmi ah
π Waxaad ku baran doontaa:
β
Tools & Interface
β
Mashruucyo dhab ah (Real Projects)
β
Naqshad xirfadeed
β
Fariimo/Branding Design
β
Shahaado (Certificate) dhammaadka
---
*π» Qaabka: Online (video lessons + live support)*
*π Muddo: 4 toddobaad*
*π° Qiimo: {FREE100%}*
*π Nala soo xiriir: "WhatsApp ka Hoos ku Xusan " noogu soo dir inbox-ka*
---
*Kani maaha course caadi ah β waa mid dhab ah oo ku bilaabi karo xirfad kuu shaqeysa.*
π― *U diyaar garow inaad ka mid noqoto naqshadeeyayaasha mustaqbalka!*