30/01/2026
Markazka Daarul-xikma ee taabacsan Mu'asasada Al-Micraaj waxaa u qabsoomay Xafladda Qalin-jebinta Yaasmiin Axmed Cali.
.👏🏻
Hiigsigeennu Waa Aqoon iyo Akhlaaq✍️📖
30/01/2026
Markazka Daarul-xikma ee taabacsan Mu'asasada Al-Micraaj waxaa u qabsoomay Xafladda Qalin-jebinta Yaasmiin Axmed Cali.
.👏🏻
29/01/2026
Markazka Daarul-xikma ee taabacsan Mu'asasada Al-Micraaj waxaa ka socda diyaar garowga Xafladda Qalin-jebinta Yaasmiin Axmed Cali.
.
20/01/2026
Mid kamid ah ardada waxkabarata markaska.
18/01/2026
Qaar kamid ah ardada waxkabarata markaska.
14/01/2026
Qaar kamid ah ardada waxkabarata markasa.
Mid kamid ah ardada ugu da'da yar ee dhigata markaska.
Dhamaad ardadeena soomaaliyeed carabkooda allah ufuro.
12/01/2026
Qaar kamid ah ardada da'da yar ee waxkabarata markaska.
Arday kamid ah ardada da'da yar ee dhigata markaska.
11/01/2026
Qaar kamid ah ardada wax kabarata markaska.