Future Tech House

Future Tech House

Share

Future Tech House is a non-profit organization dedicated to empowering Somali youth through technology education, innovation, and leadership development.

Join us in building a brighter future for Somalia.

18/02/2026

Ramadan Kariim ๐ŸŒ™
Bishii barakada, naxariista, iyo kheyrka ayaa timid.
Allaha naga aqbalo soonka iyo camalka wanaagsan, noona furo albaabbada kheyrka.

Photos from Future Tech House's post 17/01/2026

๐ŸŒ Maalinta Caalamiga ah ee Mentors-ka โ€“ 17 January ๐ŸŒ

Maanta, Future Tech House (FTH) waxay si sharaf iyo mahadnaq leh ugu dabaaldegaysaa Maalinta Mentors-ka Aduunka ๐Ÿ’™

Mentors-ku ma aha kaliya hagayaal,
waa kuwa dhiirrigeliya, taageera, kuna sameeya isbeddel dhab ah nolosha dadka.
Waa kuwa arka kartida aad adigu is arki weydo, kuna bara jidka saxda ah.

Waxaan si gaar ah u bogaadineynaa Mentors-keena qiimaha badan oo ay ka mid yihiin:
โœจ Yusuf Sodal
โœจ Mohamed Momin
โœจ Abdikarim Ahmed
iyo dhammaan mentors-ka kale ee waqtigooda, aqoontooda, iyo qalbigooda u huray horumarinta dhalinyarada ๐Ÿš€

Mahadsanidiin Mentors,
hagistiina, taageeradiina, iyo saamayntiina togan waxay si dhab ah u beddeleen nolosho badan ๐Ÿ’ซ

๐Ÿ‘‰ Happy World Mentors Day!




17/12/2025

waxaa inoo dhici doona program xiiso leh oo gaar ahโ€”sida aad ku joogteyn kartaan ahdaaftaada iyo horumarinta naftiina!

Program-kan waxaa noo hogaamin doona Coach Mohamed Murzal, oo ah qabiir muddo dheer ku takhasusay self-development iyo coaching, kuna dhiirrigelin doona habab cusub oo aad naftiina ugu kobcin kartaan.

Habeenkaas, waxaan ka wada hadli doonaa:
โ€ข Sida loo dejiyo loona ilaaliyo ahdaaftaada
โ€ข โ โ Farsamooyin cusub oo dhiirrigelin iyo waxqabad leh
โ€ข Sida loo abuuro caadooyin wanaagsan oo joogto ah

Diyaar ma u tihiin inaad ka faaโ€™iidaysataan fursadan qiimaha badan?
Links Join Dheh
https://chat.whatsapp.com/J4OQv8TWruo9WWlsOC0fMT

Photos from Future Tech House's post 24/11/2025

โœจ Girls in Finance โ€“ Seminar empowering young women โœจ
Xarunta Future Tech House waxaa lagu qabtay seminarkii Girls in Finance, oo diiradda lagu saarayay in gabdhaha lagu xoojiyo:
Aqoonta maaliyadda
Kalsoonida dhaqaale
Madaxbannaanida
Iyo hoggaaminta mustaqbalka
Mariam Ali Gobaad, oo ah qoraa, cilmi-baare & tababare dhalinyaro, si qoto dheer uga hadashay:
๐Ÿ’ก Sida haweenku u noqon karaan kuwo lacagtooda si xirfad leh u maareeya
๐Ÿ’ก Sida loo dhiso mustaqbal dhaqaale oo ammaan ah
๐Ÿ’ก Iyo talooyin wax ku ool ah oo ku saabsan leadership-ka haweenka
Seminarku wuxuu noqday mid dhiirrigelin badan oo fursad u siiyay ka-qaybgalayaasha:
Inay helaan aqoon cusub
Inay wadaagaan fikrado
Inay helaan hagid iyo tusmo lagu kalsoon yahay
Mahadsanid dhammaan gabdhihii ka qaybgalay oo muujiyay firfircooni, suโ€™aalo muhiim ah iyo rabitaan inay mustaqbalkooda dhaqaale dhistaan! ๐ŸŒŸ

29/10/2025

๐Ÿ–๐Ÿ“% ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š maanta waxay rabaan shaqaalahooda inay kor u sii qaadaan xirfadahooda sababtoo ah kobocuna marna ma istaago.

๐…๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž ๐“๐ž๐œ๐ก ๐‡๐จ๐ฎ๐ฌ๐ž waxa aan aaminsanahay in barashada iyo korodhka xirfadaha aysan mar dambe ikhtiyaari ahayn.

Ku soo biir barnaamijyadeena oo diyaar u noqo mustaqbalka shaqada!

Photos from Future Tech House's post 28/10/2025

๐๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐ข๐ข ๐๐ฎ๐ง & ๐๐ฎ๐ฎ๐  โ€“ ๐…๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž ๐“๐ž๐œ๐ก ๐‡๐จ๐ฎ๐ฌ๐ž & ๐Ž๐ ๐š๐š๐ฅ ๐๐จ๐จ๐ค๐ฌ.

Shalay xarunta Future Tech House ayaa lagu qabtay barnaamijka ๐๐ฎ๐ง & ๐๐ฎ๐ฎ๐ , kaasi oo si gaar ah loogu talagalay ๐ ๐š๐›๐๐ก๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐.

Marti-sharafka barnaamijka wuxuu ahaa ๐“๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐ž ๐€๐›๐๐ข๐Ÿ๐ข๐ญ๐š๐ก ๐Š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ, qoraaga buugga caan baxay ee โ€œ๐†๐จ๐ฅ๐ž ๐Š๐š ๐‡๐š๐๐š๐ฅโ€ kaas oo la wadaagay ka-qaybgalayaasha qibrad, dhiirrigelin iyo talooyin ku saabsan fagaare ka hadalka.

๐๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ง๐จ๐ช๐๐š๐ฒ ๐ฆ๐ข๐ ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐จ ๐›๐š๐๐š๐ง ๐จ๐จ ๐š๐ฒ ๐ค๐š ๐๐ก๐š๐ฅ๐š๐ญ๐š๐ฒ:
1. Qibrad wadaag iyo Waydiimo xiiso leh.
2. Dood furan iyo sheekooyin dhiirrigelin leh.
3. Iyo fursad ay ka qaybgalayaashu ku heleen saxiixa qoraaga iyo buugga โ€œ๐†๐จ๐ฅ๐ž ๐Š๐š ๐‡๐š๐๐š๐ฅlโ€

Mahadsanid dhammaan ka qaybgalayaashii ka qeyb qaatay!

25/10/2025

๐Œ๐š ๐ฃ๐ž๐œ๐ž๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š๐ฒ ๐š๐ค๐ก๐ซ๐ข๐ฌ, ๐Ÿ๐š๐ ๐š๐š๐ซ๐ž ๐ค๐š ๐ก๐š๐๐š๐ฅ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ฑ๐ข๐ข๐›๐จ ๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฌ?

HadabaHa seegin barnaamijka xiisaha leh ๐๐”๐ & ๐๐”๐”๐† oo ay soo qabanqaabiyeen ๐Ž๐ ๐š๐š๐ฅ ๐๐จ๐จ๐ค๐ฌ & ๐…๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž ๐“๐ž๐œ๐ก ๐‡๐จ๐ฎ๐ฌ๐ž

๐Œ๐š๐ซ๐ญ๐ข ๐’๐ก๐š๐ซ๐š๐Ÿ: Abdifitah Qaasim โ€” qoraaga buugga โ€œ๐†๐จ๐ฅ๐ž ๐Š๐š ๐‡๐š๐๐š๐ฅโ€ iyo tababaraha fagaare ka hadalka,
ayaa nala wadaagi doona siraha iyo qibradiisa ku saabsan kalsooni dhisidda.

Kaalay oo ka mid noqo asxaab isbarata, sheeko iyo shaahna wadaagta!

Qabso Kursigaga hada: +252 61 8641201

24/10/2025

๐Ž๐ ๐š๐š๐ฅ ๐๐จ๐จ๐ค๐ฌ iyo Future Tech House waxay ku martiqaadayaan dhammaan ๐ค๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ ๐š๐›๐๐ก๐š๐ก๐š inay ka soo qayb galaan barnaamijka ๐๐ฎ๐ง & ๐๐ฎ๐ฎ๐ ,
๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ˆ๐ฌ๐ง๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š, ๐Ÿ๐Ÿ• ๐Ž๐œ๐ญ๐จ๐›๐ž๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“..

๐Œ๐š๐ซ๐ญ๐ข: ๐€๐›๐๐ข๐Ÿ๐ข๐ญ๐š๐ก ๐Š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ, qoraaga buugga โ€œ๐‘ฎ๐’๐’๐’† ๐‘ฒ๐’‚ ๐‘ฏ๐’‚๐’…๐’‚๐’โ€ iyo tababaraha fagaare ka hadalka.

๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ป ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ:
โ€ข Falanqeyn buug
โ€ข Wadaagid qibrado
โ€ข Sheeko & suโ€™aalo
โ€ข Networking

๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ: Future Tech House
๐—ช๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ๐—ด๐—ฎ: 3:00 PM โ€“ 6:00 PM
๐—ซ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ: +๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ ๐Ÿฒ๐Ÿญ ๐Ÿด๐Ÿฒ๐Ÿฐ๐Ÿญ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿญ

Photos from Future Tech House's post 15/10/2025

Workshop-kii Freelancing Opportunities for Multimedia Professionals ee ka dhacay Future Tech House 13-ka October ayaa si guul leh u qabsoomay!

Dhallinyaradii ka qayb gashay waxay heleen xirfado iyo aqoon muhiim ah oo ku saabsan sida hal-abuurkooda Multimedia ugu beddeli karaan fursado shaqo onleen ah

Mahadsanid dhammaan ka qaybgalayaasha iyo Presenter Mohamed Abdullahi Mohamed.
๐Ÿ‘‰ Eeg sawirrada hoose!

11/10/2025

Tababar Gaar ah!

Ku soo biir Workshop-ka Freelancing Opportunities for Multimedia Professionals oo lagu baranayo sida xirfaddaada Multimedia uga dhigan karto fursad shaqo onleen ah.

๐Ÿ“… Taariikh: 13 Oct
โฐ Waqti: 3:30 PM
๐Ÿ“ Goobta: Future Tech House
๐ŸŽ™ Presenter: Mohamed Abdullahi Mohamed

โš ๏ธ Kuraasta waa ay koobantahay โ€“

ku biir kooxdeena WhatsApp adigoo halkaan ku dhufanaya ๐Ÿ‘‡
๐Ÿ‘‰ https://chat.whatsapp.com/J4OQv8TWruo9WWlsOC0fMT?mode=wwt

Photos from Naadiga Qalin-Qoyan's post 18/09/2025

Sharaf ayay noo ahayd in aan ku martigelinno tababbarka 'Awoodda Xiriirrada' xarunteena Future Tech House. Waad ku mahadsan tihiin Ustaad Yusuf Sodal iyo Naadiga Qalin-Qoyan dadaalkiinna dhallinyarada lagu dhisayo.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Siinaay, D. Boondheere
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 21:00
Tuesday 09:00 - 21:00
Wednesday 09:00 - 21:00
Thursday 09:00 - 21:00
Saturday 09:00 - 21:00
Sunday 09:00 - 21:00