14/01/2026
WARGALIN
SOMALI LEADERSHIP ACADEMY
Waxaa waayadaan aad u soo shaac baxay in la isku lamaaniyo labada Akadeemiyo oo isku magaca dhaw oo kala ah Somali Leadership Academy iyo Somali Leadership and Global Affairs Academy . Sida magacyada ugu kala duwanyihiin ayaay guud ahaan ukala duwanyihiin marka laga soo tago in labadaba ay diyaarin doonaan Hogaamiyaal.
Waxaa tusaale cad idin kaga filan xilliyada labada Page lakala aas aasay oo Akadeemiyadeena ku horeysay suuqa iyo baraha Bulshada waxaanse aad usoo dhaweyneeynaa in ay bataan goobaha waxbarasho oo noocaana. Kuwa cusubna waa soo jeedineynaa in Aqoonyahanada kale ee dalka abuuraan hadii adeega si sax ah loo gaarsiin karo bulshada.
XAQIIJIN
Ka maamul ahaan wax shuqul ah iskuma lihin hadda waana soo dhaweyneeynaa akadeemiyooyinka cusub oo qabana shaqooyinkeena oo kale.
14/01/2026
WARGALIN
SOMALI LEADERSHIP ACADEMY
Waxaa waayadaan aad u soo shaac baxay in la isku lamaaniyo labada Akadeemiyo oo isku magaca dhaw oo kala ah Somali Leadership Academy iyo Somali Leadership and Global Affairs Academy . Sida magacyada ugu kala duwanyihiin ayaay guud ahaan ukala duwanyihiin marka laga soo tago in labadaba ay diyaarin doonaan Hogaamiyaal.
Waxaa tusaale cad idin kaga filan xilliyada labada Page lakala aas aasay oo Akadeemiyadeena ku horeysay suuqa iyo baraha Bulshada waxaanse aad usoo dhaweyneeynaa in ay bataan goobaha waxbarasho oo noocaana. Kuwa cusubna waa soo jeedineynaa in Aqoonyahanada kale ee dalka abuuraan hadii adeega si sax ah loo gaarsiin karo bulshada.
XAQIIJIN
K**a maamul ahaan wax shuqul ah iskuma lihin hadda waana soo dhaweyneeynaa akadeemiyooyinka cusub oo qabana shaqooyinkeena oo kale.
08/01/2026
Waxaa Hormarin lagu Sameeye Diploma di Hogaaminta 2024 sanadaan cusub 2026 aad ayaa loo hormariye.
30/12/2025
Hogaamiye waa qof dadku rabaan in ay adeecaan. Ee ma aha
Qof ay qasab tahay in ay adeecaan.
A leader is someone people want to follow, not
have to follow.
Dulucda hadii lagu Qasbanyahay in lagu adeeco Hogaamintaada farbaa ku godan laakiin hadii lagu rabo waxaa lagugu tilmaami karaa Hogaamiye dhab ah.
04/12/2025
Jumca Mubaarak, Future Somali Leaders!
On this blessed Friday, I want to send my heartfelt prayers and encouragement to every young Somali who dreams of leading our nation toward progress, justice, and unity.
At the Somali Leadership Academy, we are committed to nurturing a new generation of ethical, visionary, and capable leaders — young men and women who uphold integrity, serve with humility, and put the public interest above all else. 🌟
May Allah guide our future leaders, strengthen their character, and bless their journey of knowledge, service, and nation-building.
Somalia’s bright future begins with strong leadership — and that leadership begins today. 🇸🇴🔥
Jumca Mubaarak to you all.
Abdihaliim ibraahim Hassan
President of Somali Leadership Academy
22/11/2025
Akadeemiyada Hogaaminta Soomaaliya hadafkeeda ugu weyn waa diyaarinta jiilka cusub ee hoggaamiyeyaasha,
14/11/2025
Xikmad xanuunkeeda wadata
Sababta dadka xilka loo dhiibo badi ugu bareeraan xoolaha umadda waxaay u badantahay aaminsanaad ey aaminsanyihiin hadii xilka la iga qaado xaan ku guuraa.
Xalka dhabtaa waxuu u muuqdaa hadii hogaanka ugu sareeyo hagaago oo dhorsanaado ragga ka hooseeyana waa qasbanaan doonaan waayo hogaankaa la dagaalamayo musuq.
09/11/2025
Somali Leadership Academy Series”
Module 1: Leading Self
Module 2: Leading Others
Module 3: Leading Institutions
Module 4: Leading Nations
24/10/2025
Chris didn’t just talk about leadership; he unpacked it with real-world honesty. Here are 10 powerful lessons I took away that completely reshaped how I see leadership and people.
1️⃣ Change isn’t the enemy. Fear is.
The first thing the book drilled into me is that people don’t resist change itself; they resist the uncertainty that comes with it. The key is communication — clear, consistent, and compassionate. People follow leaders who make them feel safe, not just smart.
2️⃣ Leadership starts with listening.
I used to think leading meant talking. Chris flipped that idea on its head. He says the best leaders listen twice as much as they speak because that’s how you learn what people truly need during transitions.
3️⃣ Emotions drive change more than logic.
You can throw all the facts and charts at your team, but until you speak to their emotions — their fears, hopes, and pride — nothing moves. Connection beats presentation every single time.
4️⃣ Vision must be repeated until it becomes culture.
Chris calls it “the drumbeat of clarity.” A good vision isn’t shared once in a meeting; it’s echoed daily until it becomes part of how everyone thinks and acts.
5️⃣ Don’t rush the process.
Change takes time. People need space to adjust, question, and grow into new realities. Pushing too fast creates rebellion instead of results. Patience is the hidden muscle of great leadership.
6️⃣ Transparency earns loyalty.
When leaders hide problems or pretend to have all the answers, people lose trust. But when you admit challenges and involve others in solutions, that vulnerability turns into unity.
7️⃣ Resistance is feedback, not defiance.
This one changed how I handle pushback. Instead of labeling people as “difficult,” Chris teaches that resistance often means they care — they just don’t feel heard or prepared. Listening can turn skeptics into supporters.
8️⃣ Celebrate small wins.
Big changes feel less intimidating when people can see progress. 👀 that leadership isn’t about control; it’s about courage, empathy, and the ability to keep moving forward even when everything around you is shifting.
If you’ve ever found yourself in charge during chaos, trust me — this book is a life raft worth grabbing.