30/03/2025
عيدكم مبارك وكل عام وانتم بخير..
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
Ciid wanaagsan dhammaan ummada muslimka ah gaar ahaan inta Afka Soomaaliga ku hadasha meel kasta oo ay dunida ka joogaan si gaar ah bahda waxbarashada, farxad iyo caafimaad ku ciida idinka iyo dhamaan qoysaskiina.
أعادك الله عزا وتمكينا. 🎊 🤲