18/09/2026
Iskuulka oo horay looga bartay tacliin sare wuxuu qadanayaa arday cusub>
• Diyaarinta ardayda yaryar.
• Diyaarinta dadka waaween iyo dhalin yarada kadahay wax barashada muda sanad ah.
• Diyaarinta fasalka 8ka.
• Diyaarinta fasalka 12aad.
Maadooyinka iskuulka lagu dhigto waxaa ka ka mid ah:
English
Computer
Caafimaad
Kiswahili
Xisaab
Soomali , Carabiga
Kala xiriir xarumaha iskuulka
Xarunta 1aad
Xamar jajab israac 0616069867
Xarunta 2aad carafaad ceelka duru 0617870623
-naciimEducational