Dhalinyaro badan ayaa maalin walba leh:
"Waxaan rabaa inaan barto AIβ¦ laakiin laptop ma haysto.β
Laakiin hadda taas xal ayaa loo helay!
Xirfad Maal Academy ayaa kuu horseedi karta inaad xirfad dhab ah barato adigoon caqabad ka welwelin.
π₯ Kaalay hadda isdiiwaangeli
π― Ka faaβiidayso qiimo dhimis weyn oo adiga gaar kuu ah
π² WhatsApp-ka nagala soo xiriir si aad u bilowdo
Fursaddu cidna ma sugtoβadigaa goβaansanaya mustaqbalkaaga!
Xirfad Maal Academy
Rugta Barashada Xirfadaha Casriga ah Ee Xirfad Maal Academy
Haddii aad maanta AI baran weydo, berri waad ka dambeyn kartaa dadka kale!
Ma rabtaa inaad barato AI (Artificial Intelligence) oo aad uga faaβiideysato:
πΌ Shaqo
π° Freelancing
π± Online Business
π― Xirfad mustaqbal leh
Waxaan kuu haynaa Koorso AI ah oo si fudud kuu baraysa sida AI loo isticmaalo xitaa haddii aad beginner tahay.
β
Casharro fudud
β
Tusaalooyin practical ah
β
Sida AI lacag looga sameeyo
β
Ku habboon arday, shaqaale & ganacsato
π₯ Ha sugin ilaa aad ka daahdo fursadda!
π© Inbox noo soo dir hadda si aad isku diiwaangeliso
Alxamdulillaah! Waxaan idiin soo bandhigayaa buuggeyga cusub ee(NOQO Macallin Online)
Buuggaan waa miro ka dhashay dadaal, sabir, iyo waqti dheer oo aan geliyey.
Waxaan bilaabay qoristiisa 2/6/2025, waxaana ku soo gabagabeeyey 31/3/2026.
Mudadaas dheer waxaan ku ururiyey waayo-aragnimo, hagid buuxda, iyo aqoon faaβiido leh oo qof kasta ka caawin karta inuu wax barto, wax baro, ama ka faaβiidaysto fursadaha online-ka ee maanta jira.
Waa buug aan Dadaal iyo maskaxba geliyey, anigoo rajaynaya inuu noqdo mid anfaca dadka doonaya horumar iyo iftiin cusub.
Taageeradiinnu qiimo weyn ayay ii leedahay Saaxiibayaal
Fadlan like, share, iyo comment igu taageera si buuggan uu u gaaro dad badan
30/03/2026
Waxaan si sharaf leh u hambalyeyneynaa ardayda ka qalin jebisay
Xirfad Maal Academy
Waxay dhameeyeen koorsooyinka:
β
Graphic Design
β
Artificial Intelligence
Waxaan sii wadeynaa inaan dhalinyarada u furno albaabyo cusub oo xirfadeed π.
π Adiguna ka mid noqo ardayda guuleysta
Ma rabtaa inaad noloshaada beddesho sanadkan 2026? https://www.youtube.com/-Maal
Video-gan waxaan kuugu sharaxayaa si tillaabo-tillaabo ah (Step-by-Step) sida aad online-ka uga shaqaysan karto adigoo gurigaaga jooga. Haddii aad tahay arday, qof shaqo la'aan ah, ama qof raba dakhli dheeri ah, casharkaan adigaa loogu talagalay!
βMaxaad ku baran doontaa Video-gan?
β
5-ta xirfadood ee ugu lacagta badan (Graphic Design, Video Editing, etc.)
β
Sidee macaamiil (Clients) loogu helaa Soomaaliya iyo Dibaddaba.
β
Sidee lacagtaada loogu soo diraa (Mastercard, PayPal, iyo Mobile Money).
β
Sirta u qarsoon Freelancers-ka guulaystay.
βNagala soco baraha bulshada:
π Subscribe:
YouTube: [https://www.youtube.com/-Maal]
Facebook: Follow me
[https://www.facebook.com/share/14ZzU42Cb2t/]
Xirfad Maal Academy
β
π Barashada Pixellab β Casharka 2aad
Kusoo dhawoow Xirfad Maal Academy. Casharkan waxaan ku baran doonaa dhameystirka Tools-ka Pixellab iyo sida loogu sameeyo naqshado qurux badan adigoo isticmaalaya taleefankaaga.
YouTube Channel-ka Xirfad Maal Maanta Booqo oo ka 'faa'iideyso sida Casharrada Yaallo iyo Sida Online-ka lacag looga sameyo
https://www.youtube.com/-Maal
π¨ Haddii aad rabto inaad barato Graphic Design, Naqshadaynta Taleefanka, iyo sida loo isticmaalo Pixellab Af-Somali, casharkan waa mid kuu faaβiido badan.
βΆοΈ Video-ga daawo ilaa dhamaadka si aad u fahanto dhammaan casharka.
π Barashada Pixellab β Casharka 2aad
Link gaan Raac oo Ku Biir YouTube Channel-ka Xirfad Maal Academy: https://www.youtube.com/-Maal
Kusoo dhawoow Xirfad Maal Academy. Casharkan waxaan ku baran doonaa dhameystirka Tools-ka Pixellab iyo sida loogu sameeyo naqshado qurux badan adigoo isticmaalaya taleefankaaga.
π¨ Haddii aad rabto inaad barato Graphic Design, Naqshadaynta Taleefanka, iyo sida loo isticmaalo Pixellab Af-Somali, casharkan waa mid kuu faaβiido badan.
βΆοΈ Video-ga daawo ilaa dhamaadka si aad u fahanto dhammaan casharka waxaadna kasoo Daawan kartaa Link YouTube Channel-kaan
https://www.youtube.com/-Maal
π¨ OGEYSIIN MUHIIM AH FURSAD AAN SOO NOQON DOONIN.
βMa rabtaa xirfad aad ku beddesho noloshaada?
β Ma doonaysaa inaad lacag ka hesho internet-ka?
β Ma rabtaa xirfad mustaqbal leh oo la raadinayo maanta iyo berri?
Xirfad Maal Academy waxay ku faraxsan tahay inay ku dhawaaqdo:
π₯ QIIMA DHIMIS WEYN
oo ku saabsan 3 Koorso oo Aad Loogu Baahan Yahay:
π¬ Video Editing
π¨ Graphic Design
π― AI Course oo ah KOORSO CUSUB OO AI AH Maanta si rasmi ah ayaan u bilownay.
β° DIGNIIN:
Fursaddan MAKU SUGI DOONTO
Qiimo dhimistu waa MID KOOBAN
Haddii aad maanta iska diiwaan gelin weydo, waxaad luminaysaa fursad dahabi ah β οΈ
π MAANTA ISKA DIIWAAN GELI
π MAANTA GOβAAN QAADO
π MAANTA NAFTAADA MAALGASHO
π© WhatsApp nagala soo xiriir HADA:
Https://wa.me/+252626645972
π― Ha noqon qof berri qoomameeya,Ee Noqo qof maanta tallaabo qaada!
04/03/2026
AI Master Class β Fursad Dahabi ah!
Ma rabtaa inaad barato sida loo isticmaalo Artificial Intelligence si aad u hormariso xirfaddaada iyo dakhligaaga?
Xirfad Maal Academy waxay kuu diyaarisay
π₯ AI Master Class Course
π₯ Kaliya 50 arday ayaa la qaadanayaa!
Waxaad ku baran doontaa: β
Sida AI loogu sameeyo Content Creation
β
AI Voice & Video Creation
β
Graphic Design adigoo adeegsanaya AI
β
Sida AI lacag looga sameeyo
β³ Diiwaangelintu way furan tahay hadda!
π© Iska diiwaan geli maanta oo ha ka harin fursaddan.
04/03/2026
Ma rabtaa inaad noqoto Graphic Designer xirfad leh?
Xirfad Maal Academy waxay kuu keentay
π₯ Graphic Design Course cusub!
β
Baro sida loo sameeyo:
Logo Design
Poster & Flyer Design
Social Media Posts
Branding & Identity
β³ Diiwaan galintu waxay socotaa 7 maalmood oo keliya!
Fursadda ha seegin β maanta bilow safarkaaga xirfadeed.
π Iska diiwaan geli hadda: 0617815936
Mustaqbalkaaga adaa dhisan kara! π
π₯ Video-kan waxaa sameeyay mid ka mid ah ardayda Xirfad Maal Academy Mahadsanid ustad wana Diyaar codsigaada.
Ma jeclaan lahayd inaad adiguna barato xirfad aad lacag online uga sameyn karto?
Xirfad Maal Academy waxaad ku baran doontaa:
β’ Video Editing (Professional)
β’ Graphic Design
β’ AI Video Creation
β’ TikTok & Social Media Content Creation
β’ Sida Clients loo helo (Freelancing)
β
Waxa aad heli doontaa:
β Casharro step by step ah
β Practical & real projects
β Support buuxa
β Shahaado (Certificate) marka aad dhamayso
π± Ardayda waxaa sidoo kale la barayaa:
TikTok Video Sizes:
β’ 1080 Γ 1920 (Vertical β 9:16)
β’ Length: 15 sec β 60 sec
β’ AI Video creation oo si fudud loogu sameeyo mobile ama laptop
Bar sida loo sameeyo:
β AI Videos
β Viral TikTok content
β Video Ads oo lacag laga sameeyo
Dad badan oo arday ah ayaa hadda bilaabay freelancing kadib tababarkan.
π Ha sugin β mustaqbalkaaga maanta dhis!
Si aad u hesho faahfaahin:
Comment: INFO
Ama WhatsApp: [Number]
23/02/2026
BIG DISCOUNT β FURSAD QAALI AH!
Ma rabtaa inaad barato xirfado aad Online-ka lacag uga sameyn karto ?
π Waxaan kuu haynaa koorsooyin si heer sare ah loo diyaariyey:
π» Video Editing (Professional)
π€ AI Content Creation
π¨ Graphic Design
π Forex Trading
π° Crypto Currency
QIIMO DHIMIS WEYN OO GAARAYA ilaa 50%!
Fursad xaddidan β Isdiiwaan geli maanta!
β Casharro fudud oo la fahmi karo
β Bilow ilaa heer sare
β Taageero iyo hagid joogto ah
β Ku shaqee Online, meel kasta oo aad joogto
Hadda nala soo xiriir / Ku biir link-ga hoose
Https://wa.me/+252617815936
Mustaqbalkaaga maanta bilow!
βBaro xirfad β Hel fursad β Isbedel samee!β
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
EDUCATIONONLINE