Conflict Resolution and Peacebuilding Organization

Conflict Resolution and Peacebuilding Organization

Share

RESEARCH/CONFLICT RESOLUTION AND PEACEBUILDING

03/19/2026

๐…๐š๐ก๐š๐ฆ๐ค๐š ๐‚๐จ๐ฅ๐š๐š๐๐๐š: ๐’๐š๐›๐š๐›๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š

๐‚๐จ๐ง๐Ÿ๐ฅ๐ข๐œ๐ญ (๐œ๐จ๐ฅ๐š๐š๐): waa marka laba dhinac ama ka badan ay isku khilaafaan dano, awood, ama aragtiyo kala duwan. Sababaha ugu waaweyn waxaa ka mid ah ๐“๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐š๐ฐ๐จ๐จ๐๐๐š ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐ž๐ž๐
(๐—ฝ๐—ผ๐—น๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐—น ๐—ฝ๐—ผ๐˜„๐—ฒ๐—ฟ ๐˜€๐˜๐—ฟ๐˜‚๐—ด๐—ด๐—น๐—ฒ), kheyraad lagu tartamo, kala duwanaansho bulsho, iyo caddaalad laโ€™aan. Marka colaadda ay ku saleysnaato awood siyaasadeed, waxay si degdeg ah isku badashaa dagaal burbur weyn keena.

๐“๐ฎ๐ฌ๐š๐š๐ฅ๐ž, ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐ฎ๐ฎ๐๐š๐š๐ง waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya laba sargaal oo awood doon ah, ๐€๐›๐๐ž๐ฅ ๐…๐š๐ญ๐ญ๐š๐ก ๐š๐ฅ-๐๐ฎ๐ซ๐ก๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‡๐š๐ฆ๐๐š๐ง ๐ƒ๐š๐ ๐š๐ฅ๐จ, kuwaas oo isku khilaafay cidda xukumaysa dalka. Dagaalki dhacay 2023 wuxuu sababay saameyn bulsho, dhaqaale iyo mid siyaasadeed oo ballaaran oo ku fiday dhammaan gobolada iyo degmooyinka wadanka,

๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ: Dagaalku wuxuu sababay dhimasho iyo dhaawac badan, qoysas badan ayaa kala tagay, dadkuna waxay noqdeen qaxooti iyo barakacayaal. Waxaa sidoo kale dhacay kala aamin bixid bulsho (loss of trust), taasoo keentay cabsi, isfaham laโ€™aan, iyo bulsho kala fogaata. Sidoo kale waxaa burburay waxbarashadii iyo goobihii caafimaadka dadkiina waxay la baxsanayeen naftooda, dadkii reer Suudaan waxaa soo wajahay cunto iyo biyo la aan daran.

๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐ž: Dhaqaalihii dalka si weyn ayuu u burburay ganacsigii ayaa xirmay, suuqyadii qaar iyo kaabayaasha dhaqaalaha ayaa burburay, qiimaha maciishadda ayaa sare u kacday, shaqo laโ€™aanta ayaa kordhay, maalgelintii dibadda ayaa is taagtay, adeegyada muhiimka ah sida bangiyada iyo gaadiidka ayaa daciifay. Tani waxay keentay faqri iyo hoos u dhac dhaqaale oo baahsan.

๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง ๐’๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐ž๐ž๐: Dowladnimadii ayaa daciiftay, nidaamkii siyaasadeedna wuu burburay. Khilaafka awoodda ayaa sii fiday, waxaana adkaatay in la helo xasillooni iyo hoggaan mideeya dalka. Dadkiina waxay lakala safteen 2-da sargaal, waxaa burburay hayadihii dowladda, waxaa aad u baahay khilaafkii siyaadeed, qabiiladii ayaa is hubeeyay, waxaa meesha ka baxay kala danbayntii iyo nidaamkii.

Saas oo kale waxaa ๐“๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐š๐ฐ๐จ๐จ๐๐๐š ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐ž๐ž๐ (๐—ฝ๐—ผ๐—น๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐—น ๐—ฝ๐—ผ๐˜„๐—ฒ๐—ฟ ๐˜€๐˜๐—ฟ๐˜‚๐—ด๐—ด๐—น๐—ฒ) ka dhaceen dalalka Itoobiya iyo South Sudan (๐“๐ข๐ ๐ซ๐š๐ฒ ๐‚๐จ๐ง๐Ÿ๐ฅ๐ข๐œ๐ญ, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐ŸŽ). (๐’๐จ๐ฎ๐ญ๐ก ๐’๐ฎ๐๐š๐ง, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ‘), dhibaatadii ka dhalayayna wali ay saamaynteedii muuqato.

Hadaba taariikhda waa inaan ka baran karnaa duruus iyo waayo aragnimo. Waxaa ku soo gunaanadayaa qormada ku saabsan ๐‚๐จ๐ง๐Ÿ๐ฅ๐ข๐œ๐ญ๐ฌ. ๐‚๐จ๐ฅ๐š๐š๐๐š๐ก๐š ku saleysan awood siyaasadeed waxay burburiyaan bulshada, dhaqaalaha, iyo dowladnimada. Sidaas darteed, wada hadal, cadaalad, iyo nidaam awood qaybsiga oo hufan ayaa ah furaha nabad waarta.

Abdulkadir Haider/Conflict Resolution and Peacebuilding Organization

Want your school to be the top-listed School/college in American Fork?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

American Fork, UT