Shamsudin Primary & Secondary School

Shamsudin Primary & Secondary School

Share

Nurturing young minds, one spark at a time. Our school is a haven for learning, growth, and endless possibilities

26/05/2026

Ciid mubaarak. Ku ciida nabad, farxad, caafimaad iyo reynreyn.

25/05/2026

Waxaan ku jirnaa maalmaha dunida ugu fadliga badan. Berri oo Talaado ahna waa maalinka 9แตƒแตƒแตˆ ee bisha Carrafo oo ay Xujeydu taagan yihiin Banka Carrafo.

Rasuulka (๏ทบ) waxaa la weyddiiyay soonka maalinta Carrafo?

Wuxuu yiri: "Waxaa lagu dhaafaa dembigii Sannadkii tegay iyo dembiga sannadka soo socda.

Allaha inaga dhigo kuwii Ka faa'iideysta kheyrka.

Photos from Shamsudin Primary & Secondary School's post 06/05/2026

๐‹๐š๐ฌ๐ญ ๐๐š๐ฒ ๐จ๐Ÿ ๐ž๐ฑ๐š๐ฆ ๐Ÿ’ ๐€๐ฅ๐ฑ โค๏ธโœจ

Photos from Shamsudin Primary & Secondary School's post 02/05/2026

๐„๐ฑ๐š๐ฆ ๐ฆ๐จ๐ง๐ญ๐ก๐ฅ๐ฒ ๐Ÿ๐จ๐ฎ๐ซโœ๏ธ

29/03/2026

Iyadoo laga duulayo wadatashiyadii bahda waxbarashada iyo falanqaynta heerka fulinta manhajka iyo dhammaystirka casharrada, waxaa la isla qaatay in imtixaanka Dugsiga Dhexe ee Gobolka Banaadir la qaado maalmaha 15 ilaa 18 Juun 2026.

Dhammaan ardayda, waalidiinta, macallimiinta iyo maamullada dugsiyada ha u diyaar garoobaan.

19/03/2026

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐
Dhammaan umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayna munaasabadda Ciidda barakaysan ee Fidriga

11/03/2026

๐—™๐—”๐—ฆ๐—”๐—ซ๐€ ๐Ÿญ๐Ÿฌ๐—ž๐—” ๐——๐—”๐— ๐—•๐—˜ ๐—•๐—œ๐—ฆ๐—›๐—” ๐—•๐—”๐—ฅ๐—”๐—ž๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—”๐—ก ๐—˜๐—˜ ๐—ฅ๐—”๐— ๐—”๐——๐—”๐—ก ๐ˆ๐˜๐Ž ๐Œ๐€๐€๐‹๐Œ๐€๐‡๐€ ๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ๐€

Dhamaan Waalidiinta iyo Ardayda Schoolka Shamsuddiin, waxaa ogaysiinaynaa ina Schoolka fasax yahay, fadliga ay leedahay bishaan barakeysan ee Ramadaan awgeed maadama lagalay 10 kii ugu dambeyay ee Ramadaan.

Laga billaabo Maalinta Sabtida ah oo ay taariikhdu ku beegantahay 14-ka Maarso, 2026 kuna eg 28-ka Maarso 2026 waa fasax.

Waxaan Eebe ka baryaynaa inuu naga dhigo kuwii kawada faaโ€™iidaysta kheyrka bishaan barakaysan.

Photos from Shamsudin Primary & Secondary School's post 11/03/2026

Last day of examโœจโค๏ธ

Photos from Shamsudin Primary & Secondary School's post 04/03/2026

Monthly three examโœจ

27/02/2026

๐–๐€๐‘๐†๐„๐‹๐ˆ๐!

Waxa lagu wargelinayaa macallimiinta, waalidiinta iyo ardayda dugsiga hoose dhexe ee Shamsudiin in imtixaan bileedka ๐Ÿ‘๐š๐š๐ ee sanad dugsiyeedka ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿ“-๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿ” uu dhici doono
๐Œ๐š๐ซ - ๐Ÿ’ -๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, Maalin Arbaco ah hadduu alle idmo.

๐†๐”๐”๐‹ ๐–๐€๐‚๐€๐.

17/02/2026

Soonqaad wanaagsan.


Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Digfeer
Mogadishu
MOGADISHU