LASOO DAG APP-KA GACAL DATA
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.adwaar.wadar.gacal
Gacal Media Solutions
kusoo dhawoow GACAL MEDIA SOLUTIONS
SANNADKU WAA 2026, HAMOOGAAN HABKII AAD HANTI KU HELI LEHEED HAWL YARAAN.💰💰💰💰
KA FAA', IIDEYSI WACAN, WAA FURSAN MUDAN IN AAD KA FAA'IIDEYSATO.
07/07/2025
Welcome guys subscribe iisaara
29/04/2025
facebook-gaaga iig share Garey kana faa,iideyso
HOW TO USE CREATOR PILOT PROGRAM ON TIKTOK/ SIDEE LOO FURTAA CREATOR PILOT PROGRAM?
12/12/2023
OGRYSIIS OGRYSIIS OGEYSIIS
Waxaa lagu war galinayaa dadka jecel barashada Carabiga in iskoolka Sun-Light Academy of Education uu billaabaayo koorsooyin cusub oo luuqadda Carabiga ah:
1: Habeenkii 7:00 pm oo habeenimo
2: Galab 4:00 pm.
05/12/2023
OGRYSIIS OGRYSIIS OGEYSIIS
Waxaa lagu war galinayaa dadka jecel barashada English-ka in iskoolka Sun-Light Academy of Education uu billaabaayo koorsooyin cusub oo luuqadda English-ka ah:
1: Habeenkii 7:00 oo habeenimo
2: Galab 2:00 pm ilaa 5:00 pm
02/11/2023
OGEYSIIS OGRYSIIS OGRYSIIS
Guud ahaan dafka ku nool degmada baxdo iyo nawaaxigeeda waxaa loogu bishaareynayaa in iskoolka Sun-Light Academy of Education bilaabi doono koorso lagu baranaayo Cilmiga daawada pharmacology taasoo socon doonta muddo ah insha Allaah.
Maadooyinka laqaadan doono waxaa ka mid ah:
1: Phatmacoknetics
2: pharmacodynamics
3: Therapeutics
4: chemoyherapy
5: Clinical pharmacology
Wixii faah faahin ah fadlan nagala soo xiriira whatsapp-ka hoose.
👇👇👇👇👇👇👇👇
Kusoo dhawaada iskoolka Sun-Light Academy of Education oo diyaar idiinla ah tacliin tayo leh oo waxbadan kaa badali doonta insha Allaah.
25/10/2023
Ogeysiis. Ogeysiis Ogeysiis
Dhammaan dadka ku nool degmada baxdo iyo nawaaxigeeda waxaa lagu wargalinayaa in iskoolka Sun-Light Academy of Education uu bixinaayo koorso Lagu baranaayo maadada caafimaadka oo free ah ama lacag la,aan ah.
Is qoristu waxay ka socotaa xarunta iskoolka ee soo gaar haddii aad dooneso.
Ama whatsapp-kaan nagala soo xiriir.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Website
Address
Mogadishu
0000