06/11/2025
Asc dhamaan ardayda soomaaliyeed waxaa la ogeysiinayaa in ay dhawaan bilaaban doonto barashada cilmiga maamulka ilaha aadanaha Human Resourse Management [ HRM ] Waxaana loogu talagalay inay ka faaidestaan qof walba oo daneynaya maadadaan.
Barashada waa lacag la,aan qof walba oo daneynaya iska diiwan gali la xiriir whatsapp/Call 0615152671
13/07/2025
Waxaa tacsi tiraanyo leh halkaan uga dirayaa dhamaan qoyskii,asxaabtii iyo bahda waxbarashadda soomaaliya geerida ku timid ustaad prof. Eenow janadii fardowsa alle haka waraabiyo.
Waxa uu ahaa ustaad aad iyo aad u qiimo badan kana mid ah bahda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.
19/01/2025
Dhamaan ardayda soomaaliyeed waxaa la ogeysinayaa iney socoto course Diploma Hrm qaadashada ardayda waa koobantahay wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir
0619880684
25/11/2024
Alxamdulilaah waxaa si nabad ah inoogu soo dhamaaday tababarkeenii Project planning and management [ maamulka iyo qorsheynta mashaariicda ] oo aan u qabanay arday farabadan
Tababarka wuxu ka dhacay hall-ka jaamacada SYL waxaana soo jeediyay agaasimaha Hal-Abuur Academic & Creatives Mr Abdullahi mahad jama
Tababar iyo xirfad heerkeedu saareeyo ugu imoow hal-Abuur academic and creatives
Kala xiriir 0619880684
14/11/2024
JUM'A MUBARAK DHAMAAN BULSHADA KU XIRAN Hal-Abuur Academic & Creatives
13/11/2024
Kobcinta ganacsigaaga waxaa damaanad qaadaya adeegyadeena 🙏