Xamnah Quran academy

Xamnah Quran academy Hadafkaeenu waa In dumarku helaan waxbarasho Qur’aanka ah oo dhammeystiran.

Kuso dhawaada Xamnah Quran academy  waxay qadaneysaa fasalo cusub yaa laga buuxinin ee h**e u gaar kala xariir nambarka ...
06/11/2024

Kuso dhawaada Xamnah Quran academy waxay qadaneysaa fasalo cusub yaa laga buuxinin ee h**e u gaar kala xariir nambarka mesha ku xusan

Xamnah Online Quran Academy waxay dumarka si gaar ah ugu diyaarisay casharro ay ku bartaan Qur’aanka, oo ay ka mid yihii...
31/10/2024

Xamnah Online Quran Academy waxay dumarka si gaar ah ugu diyaarisay casharro ay ku bartaan Qur’aanka, oo ay ka mid yihiin:
1. Akhriska Qur’aanka: Barashada akhriska saxda ah ee xuruufta iyo erayada.
2. Xeerarka Tajwiidka: Fahamka xeerarka akhriska iyo layliyo si loo xoojiyo maanka.
3. Xifdiga Qur’aanka: Tababar ku saabsan xifdinta aayadaha Qur’aanka.
4. Qiyamka iyo Anshaxa Islaamka: Baridda akhlaaqda wanaagsan iyo qiyamka Islaamka.
Hadafka: In dumarku helaan waxbarasho Qur’aanka ah oo dhammeystiran.

30/10/2024

Kuso dhawaada Xamnah Quran academy

Xamnah Online Quran Academy waa xarun waxbarasho oo diiradda saareysa barashada Qur’aanka, gaar ahaan haweenka.Qaabka Wa...
30/10/2024

Xamnah Online Quran Academy waa xarun waxbarasho oo diiradda saareysa barashada Qur’aanka, gaar ahaan haweenka.

Qaabka Waxbarashada:

Casharrada waxaa lagu bixiya hab online ah, taasoo fududeynaysa in haweenka ka qeyb qaataan.

Macallimiin khibrad leh ayaa hogaaminaya casharrada.

Address

Mogadishu-somalia
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xamnah Quran academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category