28/02/2026
Al imra High Institute of Languages and Technology
Xarunta Al imra br3 waxa ay ku taala degmada yaqshid gaar ahaan lafweyn ama deggaanka siisii wixii Faahfaahin dheeraad ah nagala soo xariir 61 0468856
28/02/2026
25/02/2026
Tijaabi aqoontaada
12/10/2025
imra high institute of languages and technology br3
waxay shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynaysaa Maalinta Calanka Qaranka Soomaaliyeed, oo ku beegan 12-ka Oktoobar.
Calanka buluugga ah ee xiddigta cad leh waa astaan u taagan Shanta Soomaaliyeed, waxayna xasuusin u tahay halgankii geesinimada lahaa ee ay sameeyeen aasaasayaashii xornimada iyo midnimada Soomaaliyeed.
27/08/2025
π’ WARGELIN MUHIIM AH
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda dhigata dugsiyada sare, gaar ahaan Form 1 iyo Form 4, in Al-Imra Branch 3 uu si rasmi ah u bilaabay koorsooyin gaar ah oo lagu baranayo maadooyinka sayniska (Scientific Subjects).
π¬ Maadooyinka lagu baranayo:
1οΈβ£ Biology
2οΈβ£ Chemistry
3οΈβ£ Mathematics
4οΈβ£ Physics
β³ Muddada:
Koorsooyinkani waa kuwo socon doona muddo kooban, si qoto dheer ayaana loogu baran doonaa maadooyinka muhiimka ah ee sayniska.
π― Ujeeddooyinka Koorsooyinka:
β In ardayda lagu xoojiyo fahamka iyo aqoonta maadooyinka sayniska.
β In lagu diyaariyo imtixaannada muhiimka ah ee soo socda.
β In lagu dhiso asaaska aqooneed ee mustaqbalka waxbarasho iyo xirfadeed.
π Waxaan ku boorinaynaa dhammaan ardayda fasallada kor ku xusan in ay ka faaβiideystaan fursaddan qaali ah oo aan la seegi karin, maadaama si gaar ah loogu talagalay horumarinta aqoonta iyo xirfadda ardayda.
π Fursad Dahabi ah!
Ha ka harin, iskadiiwaangeli maanta!
π Tel: +252610468856
π§ WhatsApp: Halkaan ku dhufo
https://wa.me/252610468856
π Xarunta Al-Imra BR3 waxa ay ku taallaa degmada Yaqshid, gaar ahaan Lafweyn (Siisii).
Wixii faahfaahin dheeraad ah nagala soo xiriir lambarka sare ku qoran.
24/08/2025
******Hambalyo iyo Bogaadin*******
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda ku guuleystay imtixaanka Wasaaradda Waxbarashada. Guushiinnu waa mid aad ku mutaysateen dadaal, juhdi iyo samir, waana bilowgii guulo kale oo waaweyn oo aad nolosha ku gaari doontaan.
Dhinaca kale, ardayda aan sanadkan ku guuleysan imtixaanka, waxaan idiin leenahay niyad jab ma jiro, guul kastaa waxay ku timaadaa tijaabo iyo dulqaad. Fashilku ma ahan dhammaad, balse waa cashar iyo fursad cusub oo aad ku xoojin doontaan dadaalkiinna. Mustaqbal wanaagsan ayaa idin suga, haddii aad niyadda adkeysi iyo halgan badan ku sii waddaan.
Dhammaan ardayda Soomaaliyeed waxaan ugu baaqaynaa in ay isku duubnaadaan, horumar ka shaqeeyaan, waxbarashadana u arkaan dariiq ay mustaqbalkooda iyo dalkoodaba ku iftiimiyaan.
23/08/2025
Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan ardayda iyo waalidiinta in shaacinta natiijooyinka ay dhici doonto berri, haddii Eebe idmo.
Mahadsanidiin
10/08/2025
Al imra high institute of languages and technology br3 waxay kuu soo bandhigeysaa Basic Computer Course oo dhameystiran
ππππππ π πͺ πππ§ππ£ ππ€π€π£π©ππ ππ€πͺπ§π¨π-π π:
β
Aasaaska Kombiyuutarka iyo Adeegsigiisa
β
Isticmaalka Microsoft Office (Word, Excel, PowerPoint)
β
οΈ Barashada xirfada qoraal boobsiinta (Typing skill)
β
Hagista Xirfadaha Shaqo ee Teknolojiyada
Waxii Faah-Faahindheeri ah nagala soo xariir WhatsApp link ga hoose π
π₯ https://wa.me/+252610468856
π Goobta: yaqshiid, gaar ahaan hotel lafweyn
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Opening Hours
| Monday | 14:00 - 21:00 |
| Tuesday | 14:00 - 21:00 |
| Wednesday | 14:00 - 21:00 |
| Thursday | 14:00 - 18:00 |
| Friday | 15:00 - 18:00 |
| Saturday | 14:00 - 21:00 |
| Sunday | 14:00 - 21:00 |