Mama Hawa Foundation

Mama Hawa Foundation

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mama Hawa Foundation, Taleex, Mogadishu.

17/02/2026

Hay'ayada Samafalka Mama Hawa Foundation Waxay Hambalyo udireysaa Dhamaan Umadaha Islaamka gaar ahaan Soomaaliyeed Bilashada ๐ŸŒ™ Bishi Barakeysan ee Ramadaan.
Allah naga dhigo kuwa ka faai,ideysta oo loogu dambi dhaafo Fadliga Bisha Ramadaan.



17/02/2026

๏ดฟู…ูŽู† ููŽุทูŽู‘ุฑูŽ ุตูŽุงุฆูู…ู‹ุง ูƒูŽุงู†ูŽ ู„ูŽู‡ู ู…ูุซู’ู„ู ุฃูŽุฌู’ุฑูู‡ู๏ดพ
Mam Hawa Charity Foundation waa Hay,ad Samafal oo ka shaqeysa Caawinta Bulshada
Sanadkan waxaa ka qeybqaadaneynaa Afurinta Dadka Tababarta yar.
Fadlan ka qeybqaado oo Sadaqeyso waxaad awoodo. $0.25, $0.5, $1, $2, $5, $10 ilaa $100 waxaad awoodo sadaqeyso oo ubaxso Alle dartiis

16/02/2026

๐—›๐—ฎ๐˜†'๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ผ ๐—™๐—ผ๐˜‚๐—ป๐—ฑ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป waxay bilaabaysaa Barnaamijka Afurinta Dadka Masaakiinta Ee ( ๐—”๐—™๐—จ๐—ฅ๐—œ ๐—ช๐—”๐—Ÿ๐—”๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—”๐—” )
FADLAN KA QEYBQAADO OO KUDEEQ WAXA UGUBYAR AAD BIXIN KARTO.
๐—ฆ๐—”๐——๐—”๐—ค๐—”๐——๐—จ ๐—ฌ๐—”๐—ฅ๐—”๐—”๐—ก ๐— ๐—”๐—Ÿ๐—˜๐—›.

14/02/2026

ุงู„ุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู… ูˆุฑุญู…ุฉ ุงู„ู„ู‡ ูˆุจุฑูƒุงุชู‡

13/12/2024

"๐Š๐ฎ ๐‡๐ž๐ฅ ๐‚๐š๐ง๐ฏ๐š ๐๐ซ๐จ $๐Ÿ” ๐จ๐จ ๐Š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐Œ๐ฎ๐๐จ ๐‡๐š๐ฅ ๐’๐š๐ง๐จ"
Canva Pro Waxaad ka heli kartaa wax kabadan 60,000 Design Diyaarsan oo aad wax kabadalan karto. Waad ku shaqeysan kartaa ama ganacsigaaga ayaa ku kobcinkartaa
-haseegin fursaddan cajiibka ah! Hadda Dalbo oo nagala sooxiriir Tell: 61 7992299

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Taleex
Mogadishu