Madrasatu Darul Hidaaya

Madrasatu Darul Hidaaya

Share

Gacmo Furan Ku Soo Dhawow

Photos from Madrasatu Darul Hidaaya's post 09/07/2026

Xafladiii Dhiirigelinta Aheyd Ee Aan Usameynay Ardayda Madrasatu Darul Hidaaya

Sawiro Q1aad

09/07/2026

Hambalyo geesiyaal yaryar! 🌸

Waxaan idiinku hambalyeynayaa inaad si guul leh uga gudubteen Hingada/Farbarka Aad ayaan idiinku faanayaa dadaalkiinna iyo adkaysigiinna Allah ha idiin barakeeyo cilmigiinna, ha idiin fududeeyo barashada Qur'aanka Kariimka, hana idinka dhigo carruur wanaagsan oo waalidkiin iyo ummaddiinna anfaca.

Sii wada dadaalka, guushu waxay raacdaa kuwa sabra oo wax barta. Alle ha idiin kordhiyo faham, xifdi iyo akhlaaq wanaagsan. Aamiin. 🌹

30/06/2026

SHEIQ HUSEEN ALI JABUUTI

08/06/2026

Dhiirigelin Aan Usameynay Ardayda Galeysa Imtixanka Qaranka Ee Fasalada 8aad F4

Kuwiii Guukeysta Allah Idinka Dhigo

Madrasatu Darul Hidaaya Waa Hoyga Wax Soo Sarka Iyo Dhisida Maskaxda Ardayda

Photos from Madrasatu Darul Hidaaya's post 01/05/2026

Sawirada Xafladiii Aan Ku Soo Gabagabeyneynay Kitabkena الأربعين النووية
Waxaan U Hambalyeyneynaa Ardaydiii Ku Guuleysatay Imtixankiiii Laga Qaaday Kaas Oo Ka koobnaa 30KA XADIITH
Waxaana Leeyahay Hambalyo
DAdalkiina Halkasi Kasiiii Wada
Waxaa Kale Oo Mahadcelin Gaar Ah Siinayaa Macallimadena Macallin

Oo Waqtigeeda Ugu Badan Gilisay Si ay Uxifdisiiso
30kasi Xadiith

ABAALKAGA JANNO ALLAH KUUGU BADALO

Madrasatu Darul Hidaaya Tayo Iyo Tarbiyaba Anaga Noogu Imaw

26/04/2026

Xafladiii Aan Ku Soo Gabagabenay Kitaabkeeniii
الأربعين النووية
Waxaan Xaflad Dhiirigelin ah Usameynay Ardaydiii Ku Guuleysatay Imtixanka
Iyo Macallimadeena Macallin Canab Ali Abdulle

Waxaan Rajeyneynaa Dhiirigelin Intan Ka Badan Inaan Samen Dono Insha Allah

Wax Waliba Oo Illahey Dartiis Loo Sameeyo Waa Lagu Guuleysta

Madrasatu Darul Hidaaya Wax Badan Ayee Kaga Duwantahay Madaarista Kale

Horaa Usocon Doonaa

31/03/2026

Waxaa Kulan Dalxiis Iyo dhiirigelin Isugu Jira Aan Usameynay Ardayda Dhigata Madrasatu Darul Hidaaya Ku Waas Oo Lagu Dhiirgrlinayey Wax Qabadkoodiii Sanad Dugsiyedkii Aan Kasoo Gudubnay Iyo Sida sy Ugu Diyar Garooban Sanadkan Soo Socda Sida Ay Ugu Koran Heerka Ay Hadda Waxbarashada Ka Jogan Si Lamid ah Kulankan Waxaa Nagu Wehlinayey Macallimin Kala Duwan Kuwas Oo Ka Howl Gala Madrasatu Darul Hidaaya Kulan Kan Waxaa Si Wadajir ah Usoo Agasimay
Dr Mandek Mohamed Barre
Dr Najma Omar Abdi
Macallimadena Macallin Canab Ali Abdulle
Oo Qeyb Weyn Kaqaatay Dhiirigelinta Ardayda Allah Idin Barakeyo Dadaalka Iyo Waqtiga Aad Madrasatu Darul Hidaaya Giliseysiin Intaan In Kabadanna Wa Naga Sugeysiin Insha Allah

Dhiirigelinta Ardayda Waa Qeyb Ka Mid Ah Waxbarashada

Halkan Baan Kasii Wadi Donnah

23/03/2026

Ardayadda Gashay Kalinta 1aad Ee 5 Juz

Waxay Heshay Hal Sano Oo Waxbarasho Free Ah

Waxayna Ku Heshay Dadaalkeeda Waxbarasho

Fursadasi Waxaa Fudedeyey Macallinka Madrasatu Darul Hidaaya
Macallin Saadaq Maadey Abuukar

Ardayadas Iyo Kuwa Lamid ah Waxaan Uarajeynayaa In ay Dadalkooda Sii Laba Jibaaran Insha Allah

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Balcad
Mogadishu
JOHN