12/05/2026
Macmil App-ka Oontire Online
Oo ah app-ka ugu raqiisan ee internet-ka shirkadaha dalka wuxuu qiimo dhimis balaaran oo internet iyo kuhadal ah idiin kugu sameeynay shirkadda Somtel.
Ku hel 24 saac internet iyo kuhadal kaliya $0.45, halka 48 saac aad ku heli karto kaliya 0.9.
Qancinta macamiisheene waa tiirarka ganacsigeena.