Las'anod Health Institute

Las'anod Health Institute

Share

Nagala soo xidhidh :090-7004433/063-4922202

09/05/2025

Waxaa si rasmi ah ubilaamay Tababarka Gargarka degdega (First Aid)ee Group-kii 1aad ee Iskadiwaangeliyey.

Tababarkan oo ahaa Mid Bilaasha (Free) oo si lacag la’aana Ardaydu ku qadanaysay.

Tababarku wuxu socondoonaa muddo 6 cisho ah. Isdiiwaangalinta Groupka 2aad ayaa iyana ka socota xafiiska Mac-hadka ama iskadiiwangali WhatsApp Number-kan: https://wa.me/252907004433

Wixii π…πšπšπ‘πŸπšπšπ‘π’π§ Kala Xidhidh: 0634922202/0907004433
π†π¨π¨π›π­πš: Mac-hadku Wuxu kuyaalaa Muse Yusuf agtiisa.

-hadka

07/05/2025

Mac-hadka Caafimaadka ee Las'anod Health Institute Ayaa qadanaya Fasalo cusub oo kala ah.
Department of Nursing
Department of Midwifery
Department of laboratory
Department of pharmacology
Department of Nutrition

Sido kle Mac-hadka ayaa bixinaya Deeqo waxbarasho oo bilaasha (Free) Tirada ardayda la qadanayaa way koobantahay Fasaladas Oo loo Diyariyey qaybta Practical-ka .

Is diwaan galintu waxay kasocotaa xafiiska Mac-hadka ama iskadiiwangali WhatsApp Number-kan: https://wa.me/252907004433 Wixii π…πšπšπ‘πŸπšπšπ‘π’π§ Kala Xidhidh: 063-4922202/090-7004433 π†π¨π¨π›π­πš: Muse Yusuf Secondary Area

05/05/2025

Mac-hadka Caafimaadka ee Las'anod Health Institute qaybta Shaybaadhka (Laboratory )Oo loo Diyariyey Ardayda Qalab ka Shaybadhka oo Dhan.Mac-hadku wuxuu qaadanayaa bishan fasalo cusub oo ah qaybta Practical-ka . Is diwaan galintu waxay kasocotaa xafiiska Mac-hadka ama iskadiiwangali WhatsApp Number-kan: https://wa.me/252907004433 Wixii π…πšπšπ‘πŸπšπšπ‘π’π§ Kala Xidhidh: 063-4922202/090-7004433 π†π¨π¨π›π­πš: Muse Yusuf Secondary Area

04/05/2025

Waxaa Wali Socota is Diwaangelinta Tababarka Gargarka Degdega( First Aid) oo socon doona muddo 6cisho ah, Lana qaadan doona Maalmaha Khamiista iyo Jimcaha .

Tabbarku waa free wuxuuna leeyahay Shahaado (Certificate) tirada ardayda la qabanayaa way kooban tahay.

Diwaangelintu waxay kasocotaa Xafiiska Mac-hadka ama iskadiiwangali WhatsApp Number-kan:https://whatsapp.com/dl/252907004433

Wixii Faahfaahina kala xidhidh : 063-4922202/063-4499152/090-7004433

28/04/2025

Mac-hadka Caafimaadka ee Las'anod Health Institute waxaa kasocda isdiwaangelinta Tababarka Gargarka Degdega( First Aid) oo socon doona muddo 6cisho ah, Lana qaadan doona Maalmaha Khamiista iyo Jimcaha .

Tabbarku waa free wuxuuna leeyahay Shahaado (Certificate) tirada ardayda la qabanayaa way kooban tahay.
Diwaangelintu waxay kasocotaa Xafiiska Mac-hadka ama iskadiiwangali WhatsApp Number-kan:https://whatsapp.com/dl/252907004433

Wixii Faahfaahina kala xidhidh : 063-4922202/063-4499152/090-7004433

03/02/2025

Maxadka caafimadka Las'anod Health Institute
wuxu qadanayaa Arday Tiradodu kooban tahay .

Isdiwan galintu waxay ka socotaa xarunta maxadka.

Maxadku wuxu ku yalaa Agagarka Schoolka muse yusuf ama dhabarka dambe ee wasarada SSC-Khaatumo

Photos from Las'anod Health Institute 's post 02/02/2025

Waxaa 1/2/2025 magalada Laascaanood laga daahfuray Mahadka caafimadka Laascaanod Health Institute.
Waxaa Xafladda xadhig jarka ka soo qayb galay wasiirka wasaaradda qoyska , haweenka iyo xuquuqul insaanka maamulka ssc-khaatumo , Agaasimayaal , Gudoomiyaha XKCS ee SSCKH .
Maxadku wuxuu qadanayaa Tiro arday ah oo kooban oo loo qadanaya Kuliyadaha kala duwan ee kala ah
Medical Nursing
Medical Mid wife
Medical Lab
Nutrition
Pharmacology
Maxadku wuxu ku yalaa Agagarka schoolka Muuse Yusuf ama dhabarka dambe ee Wasarada waxbarashada SSC-Khaatumo
Content
0634499152/0634922202

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu
0000