Midowga ardayda Dugsiga Al imra Tabeelaha

Midowga ardayda Dugsiga Al imra Tabeelaha Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Midowga ardayda Dugsiga Al imra Tabeelaha, Educational Research Center, school, Mogadishu.

29/01/2025

Finally we did it alhamdulilah

29/01/2025
29/10/2024

🤝Asc dhamaan maamulka oo soo qaban qaabiyay munaasadabada aadka u quruxda badan,iyo macalimiinta qaaliga ah sidoo kale ardayda.
Marka h**e waxaan umahad celinaa ilaahey.
Iyo dhamaan taageerayaasheyda oo ii muujiyay kalsooni.guusha aan gaaray waa mid idinka iyo dadaalkiina ku timid.
Waxa ugu quruxda badan ee nolosha la arkaa waa qof kuu arka intaa tahay in ka weyn aduunyada tiirarka kor uhaaya waa dadka inta aad is aaminsantahay in ka badan ku aaminsan.
Taasina waa waxa aad ii muujiseen aniga.
Waaku mahadsantihiin taageeradiina,kalsoonidiina,iyo dhiirigelintiina.
Tani waa bilow cusub oo aan si wadajir ah u abuureyno mustaqbal ifaya.
Mahadsanidiin mar kale🥰😍🙏.

29/10/2024

Address

School
Mogadishu
5555

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga ardayda Dugsiga Al imra Tabeelaha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share