26/05/2026
ππππ π π¨ππππ₯ππ
Ciidul Adxa Mubaarak dhammaan ardayda, macallimiinta, waalidiinta iyo bulshada Soomaaliyeed.
βWaxaan idiin rajeynaynaa ciid farxad, nabad iyo barwaaqo ku dheehan tahay. βAlle ha inaga aqbalo cibaadada iyo camalka wanaagsan.
25/05/2026
Sawirada πππππ π ππ₯ππ‘ πͺππππ₯πππka tartan aqooneedka iyo tartanka kubadda cagta xarunta Odweyne ee sannad dugsiyeedka 2025 - 2026.
20/05/2026
πππ‘ππππππ ππ¨ππ ππ¦
Qaar kamid ah ardayda Fasalka 12aad ee dugsiga sare ayaa ka qayb galay bandhigga waxbarashada kulmis oo ay soo qaban-qaabiyeen π πππ’πͺππ ππ¨ππ¦ππ¬πππ π.πππ‘πππππ₯.
Bandhiggaan oo sannadkiiba mar la qabto ayaa waxaa isugu yimaado qaar kamid ah Jaamacadaha dalka, bahda waxbarashada, ardayda dugsiyada sare, mas'uuliyiin iyo marti sharaf kale.
04/05/2026
π§ππ₯π§ππ‘ππ ππ¨πππππ ππππ§π π«ππ₯π¨π‘π§π π’ππͺππ¬ππ‘
Shalay galab waxaa la daah-furay π§ππ₯π§ππ‘ππ ππ¨πππππ ππππ§π π«ππ₯π¨π‘π§π π’ππͺππ¬ππ‘ oo ay ku tar tamayaan fasallada:-
1. Form 4A
2. Form 4B
3. Form 3
4. Form two
5. Form 1 iyo
6. 8aad
Waxaa lagu daahfuray fasallada form 2 iyo Form 3 ee dugsiga sare waxaana saddexda dhibcood ee ugu horreysay qaatay fasalka Form 3.
03/05/2026
Isku aadka tartanka kubadda cagta faraca Odweyne.
02/05/2026
Waxaan qayb ka nahay tartanka dugsiyada πππ¬ππ« π¦πππ’π’ππ¦ ππ¨π£
Tartanka oo maanta bilow ahaa daah furka kulanka koobaad ayaan nasiib u yeelanay, ardayda Al-hidaya Schools mataleysay waxay xaqiijiyeen saddexda dhibcood ee tartanka.
26/04/2026
π§ππ₯π§ππ‘ ππ€π’π’π‘πππ | π¦ππ π-πππ‘ππ
Maanta oo Axad ah 26/4/2026, waxaa kulan Semi-Final ah tartamay Fasalka form Four A iyo Fasalka Form three ee xarunta Odweyne.
Waxay guushu raaday fasalka FORM THREE oo u gudbay FINAL.
05/04/2026
Maalinta saddexaad ayuu inoo socdaa imtixaan bileedka 2aad sannad dugsiyeedka 2025 - 2026.
Alle waxaan ka baryeynaa inuu si nabad ah noogu soo dhamaado una fududeeyo imtixaanka dhamaan ardayda.