ScholarSphere Institute

ScholarSphere Institute

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ScholarSphere Institute, Private School, Mogadishu.

30/04/2025

OGEYSIIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

Machadka ScholarSphere Institute oo ah goob laga heli karo Xirfadaha iyo luqadaha walibana qaab Online ah laguu baraayo.
Wuxuu hadda bilaabayaa koorsada luqada English ka dufcadiisii xigtay.

H**e ugaar isdiiwaan gelintu waa ay socotaa yaan lagaa buuxinin.

Ku baro luqada English muddo kooban adigoo gurigaaga jooga ama goobtada ganacsi.

ScholarSphere Institute

03/04/2025

OGEYSIIS MACHADKA ScholarSphere Institute dib buu u bilaabanayaa duruustiisa.⚠️⚠️⚠️

Ogeysiis ku socota ardayda dhigata Machadka ScholarSphere Institute (SSI).
waxaa la ogeysiinayaa in dib loo bilaabi doono cashiradii iyo duruustii uu machadku bixin jiray, maalinta Sabtida ah.
fadlan haddii aad kamid tahay ardayda dhigata u diyaar garow safarkeena baa dib inoogu bilaabmaya.

haddii aadan kamid ahayn kaalay oo nagu soo biir safarkeena luqadeed ee aan dhamaanteen ku jirno.

28/02/2025

Jimco wanaagsan

ScholarSphere Institute

22/02/2025

Ardayda barata luqada English ka ayaa caawa loo sameeyay qorshe ugu yaraan looga baahan yahay qofkasta inuu maalintii bixiyo si uu u hormariyo xirfadiisa luqadeed, maadama luqada English ka lagu barto Dhageesiga iyo Ku hadalka Machadka ScholarSphere Institute (SSI) wuxuu waqti galinayaa in arday kastaa uu dhageeso muuqaal sidoo kalena waxaan ardayda h**e ula wadaagnay Application ka caawinaya in ay kula sheekeestaan dadkale.

adiga maxaa kaa hortaagan inaad nagu soo biirto aadna hormariso luqadaada English ka, maadama ay luqada English ka tahay luqadaha ugu h**eeya ee qofka looga baahanyahay qarnigaan aynu joogno.

annagaa kaa ha qabtireena kaalay nagu soo biir

ScholarSphere Institute

17/02/2025

Ardayda Machadka ScholarSphere Institute (SSI) gaar ahaan qeebta barashada luqada English bilawga, ayaa daawanaya Cashirkooda ay qaateen muuqaal ka hadlaya.

haddaanu nahay bahda SSI waxaan ardayda tusnaa waxa ay baranayaan wax ka turjumaya iyo in ay iska saxaan dhawaaqa saxda ah ee luqada leedahay.

haddaba kaalay oo nagu soo biir oo kamid noqo ardayda safarka u galeysa sidii ay u baran lahaayeen luqada English ka walibana mudo kooban. nagala soo xiriir ciwaanada profile ka saaran.

ScholarSphere Institute

12/02/2025

= waa xisad ay qaadan doonaan ardayda ama dadka aan dooneyn in ay la qaataan dadka kale ama ka xishooda in ay ka dhex hadlaan ardayda wejigooda iyo dadka u bilaaban luqada english ka, balse raba in ay kordhisadaan, waxaan fursad u siinay in ay iyaga iyo macalin ka keliya ay xisad qaataan (arday kasta wuxuu leeyahay waqti iyo saacad u gaar ah kaas oo uu kula xiriiraayo macalinka).
hadda waxaa bilawday xisadaha qaas ka ah.
machadka ScholarSphere Institute (SSI) waxaa ka go'an in ay soo saaraan arday dhan waliba ka diyaarsan,

adiga maxaa kugu dhegan oo aad ugu soo biiri la'adahay safar ka kooban ay ardaydu qaadanayaan.

nagala soo xiriir whatsapp keena adigoo number keena ka helaya profile ka.

ScholarSphere Institute

❤️❤️ 🇸🇱 💚🤍❤

10/02/2025

Ardayda machadka ScholarSphere Institute oo qaadanaya xisadooda luqada English-ka, walibana iyagoo jooga gurigooda iyo goobtooda shaqada.

Xisada markee dhamaatay ayaa macalinku u diray suaalo ku saabsan cashirka ay qaateen iyo cashiradii h**e.

Haddaba adiga maxaa kaa hortaagan inaad barato luqada English ka waliba qaab Online ah adigoo jooga dalka iyo dibadaba.

08/02/2025

Waxaa caawa oo ay taariikh-du tahay
✅️ 8/February/2025.
Bilawday cashir ka 1aad ee barashada luqada English kaas oo laga soo bilaabay qeebta hoose ee Basic, waxaana uu qorshuhu yahay in la gaarsiiyo illaa qeebta sare ee Advanced ka.

Ardayda ka soo qeeb gashay oo ah arday h**e iskaga diiwaangelisay koorsada barashada luqada Englishka ayaa cashirkooda ku qaatay qaab qurxoon iyagoo macalinka u dhageesanaayey si qurxoon.

Haddaba, dufcadaan haddii ay ku dhaaftay,
Yaan markale ku dhaafin ee halkaan isha ku hay.

ScholarSphere Institute

05/02/2025

‼️ 3 Maalin keliya ayaa ka hartay in ay bilaabato Koorsada luqada English ka, kaas oo lagaaga soo bilaabi doono qeebta hoose ee Basic-ga illaa aad ka gaareyso qeebta sare ee Advanced ka.

Haddaba ardayda oo kooban awgeed la xiriir whatsapp keena.

ScholarSphere Institute

03/02/2025

‼️ 5 Maalin keliya ayaa ka hartay in ay bilaabato Koorsada luqada English ka, kaas oo lagaaga soo bilaabi doono qeebta hoose ee Basic-ga illaa aad ka gaareyso qeebta sare ee Advanced ka.

Haddaba ardayda oo kooban awgeed la xiriir whatsapp keena.

ScholarSphere Institute

01/02/2025

‼️ 7 Maalin keliya ayaa ka hartay in ay bilaabato Koorsada luqada English ka, kaas oo lagaaga soo bilaabi doono qeebta hoose ee Basic-ga illaa aad ka gaareyso qeebta sare ee Advanced ka.

Haddaba ardayda oo kooban awgeed la xiriir whatsapp keena.

ScholarSphere Institute

31/01/2025

Jimco wanaagsan.

ScholarSphere Institute

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Culinary Team

Attire

Telephone

Address

Mogadishu
252