04/05/2026
الدبلوم المهني في المهارات العملية الثمانية
*War gelin muhiim ah* :
Dhammaan bulshada soomaaliyeed meel walba ay joogaan waxaa lagu war galinayaa in Mac-hadka Al-Manbac ee barashada diinta islaamka iyo luuqada carabiga, iyo Markazja Al-tamayuz ay qaadan doonaan Dibloom cusub, oo ku saabsan habka loola tacaamulo loona qanciyo bulshado.
Dibloomkaan waxaa lagu qaadan doonaa, sideed xirfadood oo kala ah:
1-فن الإقناع.
2- فن التأثير.
3- مهارة التحدث والحوار.
4- مهارة الإنصات والاستماع والسماع.
5- مهارة الاتصال والتواصل الفعال.
6- لغة الجسد.
7- فن التعامل مع الناس.
8- فن الأنماط وكيفية التعامل معهم.
*FG* .
wixii faah-faahin ah nagala soo xiriir:
WhatsApp Number 👇
61 5817015
20/03/2026
24/02/2026
20/02/2026
20/02/2026
10/01/2026
22/12/2025