03/01/2025
Bismilah sidoo kale waxaa xalfadii ardaydaa waxaa abalmarino lagu siisay ama la gudoonsiiya
1:macalinka sanadkan
2: macalinka bisha
3: macalinka isbuuca
Waana kuwaan hoos Ka muqdaa sawirkooda
✓wehliya shaale Hussein
✓hassan maxamed Cali
✓hodan mowlid maxamud
Dadal waad garteen Ka sii badiya howsha aad schoolka U qabateen