Astaan Primary & Secondary School

Astaan Primary & Secondary School KU SOO DHAWOOW ASTAAN SCHOOL

Ciid Mubaarak 🌙✨Munaasabadda barakeysan ee Eid al-Fitr, waxaan dhammaan ardayda, macallimiinta iyo waalidiinta u rajayna...
19/03/2026

Ciid Mubaarak 🌙✨
Munaasabadda barakeysan ee Eid al-Fitr, waxaan dhammaan ardayda, macallimiinta iyo waalidiinta u rajaynaynaa farxad, nabad iyo barwaaqo.
Ilaahay ha inaga aqbalo acmaashii wanaagsanaa ee aan soo sameeynay bisha Barakeysan ee soonka.
Farxad iyo Nabad ku Ciida! 🌙

10 ka arday ee ugu horeya Dugsiga oo dhan
22/02/2026

10 ka arday ee ugu horeya Dugsiga oo dhan

Waxaa inoogu soo idlaatay xafladdii 21-ka November ee lagu maamuusayay macallimiinta Dugsiga Astaan Primary & Secondary ...
21/11/2025

Waxaa inoogu soo idlaatay xafladdii 21-ka November ee lagu maamuusayay macallimiinta Dugsiga Astaan Primary & Secondary School l. Waxaan leenahay: Hambalyo macallimiinta Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan.

✨ Xafladdii Furitaanka Sanad-dugsiyeedka 2025/2026 ✨Waxaan u mahad-celinayaa Allaah (SW) oo noogu soo dhameyey xafladii ...
30/08/2025

✨ Xafladdii Furitaanka Sanad-dugsiyeedka 2025/2026 ✨
Waxaan u mahad-celinayaa Allaah (SW) oo noogu soo dhameyey xafladii furitaanka iskuulka si qurux badan.
Waxaan u hambalyeeynayaa dhammaan ardayda dugsiga Hoose dhexe iyo sare ee Astaan. Waan rajeynayaa in aad guulo farabadan noo soo hooyn doontaan i.a

ASTAAN WAA WAA ILEYS AQOONTUNA WAA U GAAR

Waragalim Muhiim Ah.Dhamaan ardayda dhigata Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Astaan waxaa lagu wargalinayaa in Maalinta ...
29/08/2025

Waragalim Muhiim Ah.
Dhamaan ardayda dhigata Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Astaan waxaa lagu wargalinayaa in Maalinta Sabtida ah Taariikhduna ku beegantahay 30- August 2025 in uu iskuulka dib u furmi doono lana bilaabi doono cashiradda Sanad-dugsiyeedka 2025-2026 insha Allah

Astaan waa haqab tiraha baahidaada Waxbarasho ee u door ubadkaaga
23/08/2025

Astaan waa haqab tiraha baahidaada Waxbarasho ee u door ubadkaaga

Hamigeena iyo hiigsigeenu waa soo saarista arday leh aqoon, akhlaaq iyo xirfad
22/08/2025

Hamigeena iyo hiigsigeenu waa soo saarista arday leh aqoon, akhlaaq iyo xirfad

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan waalidiinta ubadkooda la jecel waxbarashada iyo horumarka mustaqbalka, in uu si rasmi ah ...
20/08/2025

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan waalidiinta ubadkooda la jecel waxbarashada iyo horumarka mustaqbalka, in uu si rasmi ah u bilowday diiwaangelinta ardayda cusub ee sanad-dugsiyeedka 2025–2026.
Diiwaangelintu waxay ka socotaa Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Astaan oo ku yaalla xaafadda Haanta Dheer.
Dugsigu waxa uu diiradda saarayaa soo saarista arday aqoon iyo akhlaaq leh, anagoo ujeeddadeennu tahay in aan aasaas adag u dhigno mustaqbalka ubadkaaga.
"Waxbarasho wanaagsan waa aasaaska mustaqbalka ubadkaaga."

KUSOO DHAWOOW ASTAANN SCHOOLCONTACT US WhatsApp:wa.me/612508040
11/11/2024

KUSOO DHAWOOW ASTAANN SCHOOL

CONTACT US
WhatsApp:
wa.me/612508040

Address

Https://maps. App. Goo. Gl/iHT8PkGpowQ4iHVv 7
Mogadishu
2.0542,45.2961

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Astaan Primary & Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category