Muuqaal Guud
Xafladda qalin-jabinta dufcada 14aad ee ardayda Machadka xarumihiisa kala duwan
مؤسسة نور البيـان للتعليم والدعوة والتنمية
معهد نور البيان لعلوم القرءان والعلوم الشرعية
Qiyam Media Pro
معهد نور البيان لعلوم القرءان والعلوم الشرعية
معهد ديني.
13/05/2026
Sawirad: 02 Xafladda qalin-jabinta dufcada 14aad ee ardayda Machadka xarumihiisa kala duwan
12/05/2026
Sawirad: 01 Xafladda qalin-jabinta dufcada 14aad ee ardayda Machadka xarumihiisa kala duwan
Qiyam Media Pro
11/05/2026
أَتِمَّها بخير يا كريم # # فظنُّنا من جودك عظيم
16/04/2026
الحمد الحمد لا أرضى بواحدة # # حتى أبلّغها ألفين تحميدا
______________________________________________
تتجدد المسرّات، وتتألّق منى- بفضل الله - من جديد.
Hambalyo kale Muna oo Kaalinta Koowaad ka gashay Musaabaqatul Maahir, Faraca: Almaahir Assagiir.
حفظها الله من كلّ سوء ومكروه، وجعلها الله قرة لعين لوالديها، وجزى الله من علّمها خير الجزاء.
قولوا ما شاء الله.
Wax bixin Qeybta Culuumta Shareecada iyo Carabiga.
08/04/2026
Ka faa'iideysi wacan.
19/03/2026
عيدكم مبارك، تقبل الله منا ومنكم.
06/03/2026
*وتتوالى البشارات*
الحمد لله وحده، والصلاة والسلام على من لا نبي بعده.
Waxaan halkan Hambalyo iyo Bogaadin uga diraynaa labada arday ee kala ah:
Muno C/ Raxmaan Maxamed iyo
Bushro Maxamed Axmed kuwaasoo kaalmaha h**e ka galay Tartannadii Quraanka ee Bishan Ramadaan.
1- Bushro: Kaalinta 3aad Tartanka Madax weynaha.
2- Muno: kaalinta 1aad Tartanka Taaj
Kaalinta 2aad Tartanka Jamciyatul Qur'aan
Kaalinta 5aad Tartanka Madaxweynaha.
Allaw Xifdi oo ka dhowr il iyo Af.
قولوا: ما شاء الله.
22/01/2026
Sh. C/laahi Suusi ayaa Shalay booqday Machadka Nuurul Bayaan (Qaybta Culuumta Shareecada & Carabiga), wuxuuna ardayda machadka ujeediyay kalmado talooyin iyo waano isugu jira.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu