رابطة مجالس الحديث النبوي في الصومال

رابطة مجالس الحديث النبوي في الصومال

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from رابطة مجالس الحديث النبوي في الصومال, Education, Mogadishu.

26/08/2026

sh cabdikariim sh bashiir oo kamida ardayda dhamaysatay dawrada ayaa si kooban uga hadlay qaabkii halsano iyo bar loogu daraaseeyay 6 kitaab ee uma haatu sita iyo culuumta axaadista

25/08/2026

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH

Waxaa magaalada Gaalkacyo ka bilaabanaya Dowro Cilmiyeed Aasaasi ah, oo loogu talagalay ardayda bilowga ah.

Dowradu waxay ku dhisan tahay manhaj cilmiyeed nidaamsan, waxaana lagu baranayaa culuum muhiim ah oo ay ka mid yihiin:

📖 Fiqhi, Caqiido, Usuul Fiqhi, Qawaa’id Fiqhi, Naxwe, Sarf, Balaaqo, Mandhiq, Tafsiir iyo maaddooyin kale.
👥 Waxaa la qaadanayaa 50 arday oo keliya.

📲 Isdiiwaangelin & faahfaahin:
252611550292

24/08/2026

يرفع الله بأمثال هذه المجالس البلاء عن أهل الفسق.
مجالسُ الحديث والعلم ليست مجالسَ للتعلّم فحسب، بل هي مجالسُ رحمةٍ وبركةٍ، ينتفع بها المجتمع كله.
فضيلة الشيخ المسند القاضي الدكتور ياسر بن سالم العدني

20/08/2026

waxbadan ka ogaw miraha iyo waxqabadka maalista xadiithka soomaaliya
sh cabdulfataax usuuli

19/08/2026

kalimad dhinacyo badan taabanayso oo kusaabsan muhiimadda maalista xadiithka somaliya iyo waxsoo saarkeeda

sh cabdisiciiid sh cali cibaar oo ah aas aasaha maalisul xadiith

17/08/2026

Shiikh Cabdikariim Cusmaan Ceynab Oo Casuumaad, Qado Sharaf & Sagootin U Sameeyay Ardayda iyo Mashaa'ikhda Raabidatu Majaalisil Xadiith

17/08/2026

kalimadii sagootinta sh ahmed muzaki

17/08/2026

sagootintii sh dr yaasir alcadani iyo kalimadiii sh cali nuur oo ah sheekhul baladka kismaanyo

Photos from ‎رابطة مجالس الحديث النبوي في الصومال‎'s post 14/08/2026

SAWIRO: Sagootinta Dr. Sheekh Yaasir Al-Cadani.

14/08/2026

Kulan Cilmiyeed Gaar U Ah Gabdhaha | Dr. Shiikh Yaasir Al-Cadani

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Mogadishu