Bagdad Academy

Website

Bagdad Academy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bagdad Academy, Education Website, Holwada Street, Mogadishu.

Bagdad Academy is a leading professional learning institution in Mogadishu, Somalia, empowering individuals and organizations through quality education, practical training, and expert consultancy services.

July 15 waa maalinta loo asteeyay sara u qaadida xirfadaha dhalanyarada aduunka (World Youth Skills Day). Bagdad Academy...
15/07/2026

July 15 waa maalinta loo asteeyay sara u qaadida xirfadaha dhalanyarada aduunka (World Youth Skills Day). Bagdad Academy waa fursadii aad ku hormarin laheyt xirfadahaaga iyo aqoontaada. Hadda booqo https://bagdadacademy.so
Nagala soo xiriir WhatsApp no:
https://wa.me/message/ISFS4F5JQ7W7H1
+252682157717
+252611655024

11/07/2026

๐—™๐—จ๐—ฅ๐—ฆ๐—”๐—— ๐—ค๐—”๐—”๐—Ÿ๐—œ ๐—”๐—›
Bagdad Academy waxay ugu bishaareyneysaa dhamaan bahda waxbarashada jecel iney idin diyaarisay in ka badan ๐Ÿฎ๐Ÿฑ ๐—ฃ๐—ฅ๐—ข๐—™๐—˜๐—ฆ๐—ฆ๐—œ๐—ข๐—ก๐—”๐—Ÿ ๐——๐—œ๐—ฃ๐—Ÿ๐—ข๐— ๐—”.
Cashirada waa 100% Online.
Si aad isku diiwaan geliso ama faah faahin dheeri ah aad u hesho fadlan nagala soo xiriir WhatsApp number da hoose.
+๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ๐Ÿฒ๐Ÿด๐Ÿฎ๐Ÿญ๐Ÿฑ๐Ÿณ๐Ÿณ๐Ÿญ๐Ÿณ
+๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ๐Ÿฒ๐Ÿญ๐Ÿญ๐Ÿฒ๐Ÿฑ๐Ÿฑ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฐ

๐Ÿ“š Master Academic Writing โ€“ Enroll Today! โœ๏ธDo you want to improve your writing for university, assignments, research, o...
10/07/2026

๐Ÿ“š Master Academic Writing โ€“ Enroll Today! โœ๏ธ

Do you want to improve your writing for university, assignments, research, or your career?

Join our Academic English Writing online course and build your writing skills step by step.

โœ… What You'll Learn:
๐Ÿ“– Module 1: Introduction to Academic Writing
๐Ÿ“ Module 2: Punctuation and Capitalization
โœ๏ธ Module 3: Sentence Types and Structure
๐Ÿ“„ Module 4: Paragraph Writing Skills
๐ŸŽ“ Module 5: Essay Writing Skills

๐ŸŽฏ Perfect for:
โœ”๏ธ University & college students
โœ”๏ธ Researchers
โœ”๏ธ Professionals
โœ”๏ธ Anyone who wants to write clear and effective English

๐ŸŒ 100% Online โ€“ Learn from Anywhere
๐Ÿ† Certificate Available
๐Ÿ’ฐ Affordable Registration

๐Ÿ“ฉ Register today and start writing with confidence!

Contact us through WhatsApp no:๐Ÿ‘‡
https://wa.me/message/ISFS4F5JQ7W7H1
+252682157717
+252611655024

๐Ÿš€ Baro Project Management Fundamentals oo Kor U Qaad Xirfaddaada!Ma rabtaa inaad barato sida mashaariicda loo qorsheeyo,...
06/07/2026

๐Ÿš€ Baro Project Management Fundamentals oo Kor U Qaad Xirfaddaada!
Ma rabtaa inaad barato sida mashaariicda loo qorsheeyo, loo fuliyo, loona maareeyo si xirfad leh?
Bagdad Academy waxay kuu soo bandhigaysaa Project Management Fundamentals โ€“ koorso onlayn ah oo ku habboon:
โœ… Ardayda jaamacadaha
โœ… Shaqaalaha NGO-yada
โœ… Shaqaalaha dowladda
โœ… Ganacsatada
โœ… Qof kasta oo doonaya inuu xirfad cusub barto

๐Ÿ“š Waxaad baran doontaa:
๐Ÿ”น Module 1: Hordhaca Maareynta Mashaariicda
๐Ÿ”น Module 2: Aqoonsiga iyo Naqshadeynta Mashruuca
๐Ÿ”น Module 3: Diyaarinta Mashruuca
๐Ÿ”น Module 4: Qorsheynta Mashruuca
๐Ÿ”น Module 5: Hirgelinta Mashruuca
๐Ÿ”น Module 6: Kormeerka, Qiimeynta (M&E) iyo Xakamaynta Mashruuca
๐Ÿ”น Module 7: Gunaanadka iyo Xiritaanka Mashruuca

๐ŸŽ“ Faa'iidooyinka Koorsadan
โœ” Casharro si fudud loo fahmi karo
โœ” Waxbarasho 100% onlayn ah
โœ” Baro waqtiga kugu habboon
โœ” Shahaado marka aad dhammayso koorsada

๐Ÿ“ฉ Isdiiwaangeli maanta oo bilow safarkaaga xirfadeed!

Nagala xiriir WhatsApp no:๐Ÿ‘‡
https://wa.me/message/ISFS4F5JQ7W7H1
+252682157717
+252611655024

๐Ÿ’ป Baro Xirfadaha Aasaasiga ah ee Kombiyuutarka โ€“ Adigoo Gurigaaga Jooga!Ma rabtaa inaad hesho xirfadaha kombiyuutarka ee...
05/07/2026

๐Ÿ’ป Baro Xirfadaha Aasaasiga ah ee Kombiyuutarka โ€“ Adigoo Gurigaaga Jooga!

Ma rabtaa inaad hesho xirfadaha kombiyuutarka ee ay shaqo-bixiyayaashu raadinayaan?

Ku biir Koorsada Online-ka ah ee Basic Computer Skills oo si fudud ugu baro xirfadaha muhiimka ah ee loo baahan yahay shaqada, waxbarashada, iyo ganacsiga.
๐Ÿ“š Waxaad baran doontaa:
โœ… Aasaaska Computer-ka (Hardware & Software)
โœ… Microsoft Word
โœ… Microsoft Excel
โœ… Microsoft PowerPoint
โœ… Microsoft Access
โœ… Microsoft Outlook
โœ… Isticmaalka Aasaasiga ah ee Internet-ka

๐ŸŽฏ Koorsadani waxay ku habboon tahay: โœ” Ardayda โœ” Shaqo-doonka โœ” Shaqaalaha โœ” Ganacsatada โœ” Qof kasta oo doonaya inuu horumariyo xirfaddiisa kombiyuutarka

๐ŸŒ Faa'iidooyinka Koorsada: โœ… Online โ€“ Ka baro meel kasta. โœ… Casharro fudud oo af-Soomaali lagu sharaxay. โœ… Shahaado marka aad dhammayso koorsada.

Si aad isku diiwaan geliso nagala soo xiriir WhatsApp no:๐Ÿ‘‡
https://wa.me/message/ISFS4F5JQ7W7H1
+252682157717
+252611655024

๐ŸŽ“ Ma rabtaa inaad barato Monitoring, Evaluation, Accountability & Learning (MEAL) si xirfad leh?Hadda waa fursaddaada! K...
05/07/2026

๐ŸŽ“ Ma rabtaa inaad barato Monitoring, Evaluation, Accountability & Learning (MEAL) si xirfad leh?

Hadda waa fursaddaada! Ku soo biir Koorsada Online-ka ah ee Monitoring, Evaluation, Accountability & Learning (MEAL) oo loogu talagalay ardayda, shaqaalaha NGO-yada, hay'adaha dowladda, iyo qof kasta oo doonaya inuu horumariyo xirfaddiisa maamulka mashaariicda.
๐Ÿ“š Waxaad baran doontaa:
โœ… Cutubka 1: Hordhaca Monitoring & Evaluation (M&E)
โœ… Cutubka 2: Doorka M&E ee Maareynta Mashaariicda
โœ… Cutubka 3: Qorsheynta Monitoring & Evaluation
โœ… Cutubka 4: M&E Logical Framework (Logframe)
โœ… Cutubka 5: Hababka Xog Ururinta
โœ… Cutubka 6: Hababka Falanqaynta Xogta
โœ… Cutubka 7: Diyaarinta Warbixinnada M&E
โœ… Cutubka 8: Accountability โ€“ Hababka iyo Qalabka Isla Xisaabtanka

๐ŸŒ Faa'iidooyinka Koorsada: โœ”๏ธ Wax ku baro meel kasta oo aad joogto. โœ”๏ธ Casharro si fudud loo fahmi karo. โœ”๏ธ Ku habboon bilow iyo xirfadlayaal. โœ”๏ธ Hel shahaado marka aad dhammayso koorsada.
๐Ÿš€ Haddii aad rabto inaad kordhiso fursadaha shaqo ee NGO-yada iyo hay'adaha horumarinta, tani waa koorsadii kugu habboon!

Si aad isku diiwaan geliso nagala soo xiriir WhatsApp no:๐Ÿ‘‡
https://wa.me/message/ISFS4F5JQ7W7H1
+252682157717
+252611655024

๐Ÿ“Š Baro Excel & Data Analysis โ€“ Xirfad Suuq- Fiican Leh!Ma rabtaa inaad si xirfad leh u falanqeyso xogta oo aad sare u qa...
04/07/2026

๐Ÿ“Š Baro Excel & Data Analysis โ€“ Xirfad Suuq- Fiican Leh!

Ma rabtaa inaad si xirfad leh u falanqeyso xogta oo aad sare u qaado fursadahaaga shaqo?
Ku soo biir Koorsada Online-ka ah ee Excel for Data Analysis oo aad ku baran doonto:
โœ… Isticmaalka Excel si xirfad leh
โœ… Falanqaynta xogta (Data Analysis)
โœ… Charts & Reports
โœ… Xisaabinta iyo formulas muhiim ah
โœ… Skills shaqooyinka xafiisyada looga baahan yahay

๐Ÿ’ป 100% Online
๐Ÿ“œ Shahaado dhammaadka koorsada
๐Ÿ“ฉ Isdiiwaangeli maanta oo kor u qaad xirfaddaada

Si aad isku diiwaan geliso nagala soo xiriir WhatsApp no:๐Ÿ‘‡
https://wa.me/message/ISFS4F5JQ7W7H1
+252682157717
+252611655024

๐ŸŽ“ Noqo Macallin Xirfad Leh!Ma doonaysaa inaad horumariso xirfadahaaga waxbarid?Ku soo biir Koorsada Online-ka ah ee Teac...
04/07/2026

๐ŸŽ“ Noqo Macallin Xirfad Leh!

Ma doonaysaa inaad horumariso xirfadahaaga waxbarid?
Ku soo biir Koorsada Online-ka ah ee Teacher Training oo ka kooban 11 cutub oo ku baraya: โœ… Hababka waxbaridda casriga ah โœ… Maareynta fasalka โœ… Qiimeynta ardayda โœ… Isticmaalka tiknoolajiyada โœ… Hoggaaminta macallinka โœ… Iyo xirfado kale oo muhiim ah.

๐Ÿ’ป 100% Online โ€“ Wax ka baro meel kasta oo aad joogto. ๐Ÿ“œ Shahaado ayaa lagu siin doonaa marka aad koorsada si guul leh u dhammayso.

๐Ÿ“ฉ Isdiiwaangeli maanta oo bilow safarkaaga aad ku noqonayso macallin xirfad sare leh!

Nagala soo xiriir WhatsApp no:๐Ÿ‘‡
https://wa.me/message/ISFS4F5JQ7W7H1
+252682157717
+252611655024

03/07/2026

๐ŸŒŸ ๐—™๐—จ๐—ฅ๐—ฆ๐—”๐—— ๐—ค๐—”๐—”๐—Ÿ๐—œ ๐—”๐—› ๐ŸŒŸ
Bagdad Academy waxay ugu bishaareyneysaa dhamaan bahda waxbarashada jecel iney idin diyaarisay in ka badan ๐Ÿญ๐Ÿฌ๐Ÿฌ ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐˜€๐—ผ oo iskugo jiro ๐—ฆ๐—›๐—ข๐—ฅ๐—ง ๐—–๐—ข๐—จ๐—ฅ๐—ฆ๐—˜๐—ฆ iyo ๐—ฃ๐—ฅ๐—ข๐—™๐—˜๐—ฆ๐—ฆ๐—œ๐—ข๐—ก๐—”๐—Ÿ ๐——๐—œ๐—ฃ๐—Ÿ๐—ข๐— ๐—”.
Cashirada waxaa lagu qaadanaya ๐™€-๐™‡๐™š๐™–๐™ง๐™ฃ๐™ž๐™ฃ๐™œ ๐™‹๐™ก๐™–๐™ฉ๐™›๐™ค๐™ง๐™ข ka ee https://bagdadacademy.so

Si aad isku diiwaan geliso ama faah faahin dheeri ah aad u hesho fadlan nagala soo xiriir WhatsApp no:
https://wa.me/message/ISFS4F5JQ7W7H1
+๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ๐Ÿฒ๐Ÿด๐Ÿฎ๐Ÿญ๐Ÿฑ๐Ÿณ๐Ÿณ๐Ÿญ๐Ÿณ
+๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ๐Ÿฒ๐Ÿญ๐Ÿญ๐Ÿฒ๐Ÿฑ๐Ÿฑ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Address

Holwada Street
Mogadishu
01111

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bagdad Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share