Hambalyo Hambalyo
Dhamaan ardayda, macalimiinta iyo maamulka waxan idin leenahay EId Wanaagsan.
Illahay ha inaga dhigo kuwii laga aqbalo acmaashi aan soo sameynay bishii barakaysaneyd ee Ramadaan.
معهد قبس الهدى للدراسات الشرعية واللغوية
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from معهد قبس الهدى للدراسات الشرعية واللغوية, Language school, Daalo, Hawl-wadag, Mogadishu.
Ku soo dhawada 𝑴𝒂𝒄𝒉𝒂𝒅𝒌𝒂 𝑸𝒂𝒃𝒂𝒔 𝑨𝒍 𝑯𝒖𝒅𝒂
Machadka Waxa uu bixiyaa :-
𝟏. 𝐋𝐮𝐪𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐫𝐚𝐛𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨
𝟐. 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐞𝐞𝐜𝐚𝐝𝐚
Macalimiin kala duwan oo u dhalatay 𝐒𝐮𝐝𝐚𝐚𝐧 , 𝐘𝐚𝐦𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚.
Fadliga ay leedahay bisha Ramadan
معهد قبس الهدى للدراسات الشرعية واللغوية
Faa'iidada ay leedahay bisha barakaysan ee Ramadaan 10 keeda dambe.
معهد قبس الهدى للدراسات الشرعية واللغوية
Inta ay yaryihiin ubadka maxay muhiim utahay in wax la xifdisiiyo?
معهد قبس الهدى للدراسات الشرعية واللغوية
SIDEEN ILLAHAY KU CAABUDNAA?
Arday kamid ah ardayda dhigata معهد قبس الهدى للدراسات الشرعية واللغوية oo iswaydiiyay Sualo diin ah?
WAXBARASHO TAYO LEH GAAR AHAAN JIILKA SOO KORAYA ,MAALMAHA KHAMIISTA IYO JIMCADA.
18/01/2026
WAXBARASHO TAYO LEH GAAR AHAAN JIILKA SOO KORAYA ,MAALMAHA KHAMIISTA IYO JIMCADA.
معهد قبس الهدى للدراسات الشرعية واللغوية
06/01/2026
Qoraalku waa mid kamid ah Xirfadaha afarta ah ee luuqad kastaa leedahay. Hadaba ku dadaal ardayga inta uu yar yahay inuu hagaago qoraalkiisa.
معهد قبس الهدى للدراسات الشرعية واللغوية
aas aaska Computer-ka (Basic Computer)
📍Koorsadan waxay soconeysa Mudo 3 bilood ah
Waxana lagu qaadan doona :-
1️⃣ Ms. Window
2️⃣ Ms. Word
3️⃣ Ms. Excel
4️⃣ Ms. PowerPoint
⏰️ Maalmaha Xisada waa :-
✅ Khamiis
️✅️ Jimco
=> Koorsadaan waxa la soo xaadiraya fasal (Offline)
🕜 Xiisada waxa bilaabaneysaa 18-01-2026
Bishaan 20 keeda waxaa noo bilaabanaayo Doowro soconeyso mudo bil ah oo ah kitaabka الواضح في علم الصرف .
Ka faa'ideyso fursadaan markale kuma soo mareysee.
61 0667774
معهد قبس الهدى للدراسات الشرعية واللغوية
13/12/2025
Sawiro: Taabuur qeybta shareecada.
Qeybta Shareecada: Ardayda dhigato qeybta shareecada oo utaagan taabuur.
معهد قبس الهدى للدراسات الشرعية واللغوية
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu